Musharaxa xilka madaxweynaha Maxamuud Axmed Nuur Tarsan ayaa khudbad kulul u jeediyay labada Aqal ee Baarlamaanka.
Browsing: Tarsan
Musharax Maxamud Axmed Nuur (Tarsan) ayaa faahfaahin ka bixiyay wixii ka dhacay Doodii Doorashada musharixiinta ee fashilantay.
Mid ka mida musharixiinta u taagan xilka madaxweynaha Soomaaliya ayaa soo jeediyay taladii ugu yaabka badneyd ee ku saabsan qofka…
Isbedel weyn ayaa ku yimid xildhibaanada iyo qaabka doorashada kadib markii Baarlamaanka cusub ay soo galeen tiro badan oo ka…
Mid ka mida musharixiinta u taagan xilka madaxweynaha Soomaaliya ayaa sameystay hal-kudhig la mida oraahdii uu ololihiisa Doorasho ku galay…
Musharaxa xilka Madaxweynaha Soomaaliya ee Maxamud Axmed Nuur (Tarsan) ayaa soo jeediyay talo ku saabsan lacagaha laga qaadayo musharixiinta xilka…
Saddex Musharax oo ka mida musharixiinta xilka Madaxweynaha ayaa kulan gaara ku yeeshay magaalada Muqdisho.
Lix ka mida musharixiinta xilka Madaxweynaha Soomaaliya ayaa Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ugu baaqay inuu soo farageliyo Doorashooyinka Soomaaliya.
Musharax Maxamud Axmed Nuur (Tarsan) ayaa ku eedeeyay in ra’iisal wasaaraha Itoobiya inuu faragelin ku hayo Doorashada Soomaaliya.
Guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir, ahna musharax u taagan xilka madaxweynaha Soomaaliya ayaa farriin cabsi leh u dirtay xildhibaanada cusub.
Guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir Maxamed Axmed Nuur (Tarsan) oo ah musharax u taagan xilka madaxweynaha Soomaaliya
Guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir agna musharax u taagan xilka Madaxweynaha Maxamud Axmed Nuur (Tarsan) ayaa ka hadlay kiis cadaalad…
Dowladda Kenya ayaa laga cabsi qabaa inay maanta hor keento Maxkamada Cadaaladda adduunka ee Hague heshiis kale oo ay la…
Guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir, haddana ah musharax u taagan xilka madaxweynaha Soomaaliya Maxamuud Axmed Nuur (Tarsan) ayaa kashifay sir…
Musharaxa xilka Madaxweynaha Soomaaliya Maxamuud Axmed Nuur (Tarsan) ayaa cudurdaar ka bixiyay war ka soo yeeray oo ku saabsan ardayda…
Musharixiin iyo siyaasiyiin ayaa Muqdisho ka bilaabay arrin ku cusub arrimaha siyaasadda Soomaaliya markii ay sheegeen inay soo bandhigayaan hantiada…
Musharaxa xilka Madaxweynaha Soomaaliya Maxamuud Axmed Nuur (Tarsan) ayaa sheegay inuu sanad gudihiis uu Alshabaab meel ku saari doono haddii…
Siyaasiyiinta xisbiyada oo u badan musharixiin u taagan jagada madaxweynaha ayaa ka hor yimid oday cusub oo lagu soo kordhiyay…
Musharaxa Madaxweynaha Soomaaliya Maxamuud Axmed Nuur (Tarsan) ayaa ku baaqay in xilka laga qaado Guddoomiyaha mas’uuliyiinta Bankiga Dhexe ee Soomaaliya.
Xaflad si weyn loo soo agasimay oo ay ka soo qeyb galeen boqolaal dadweyne fara badan, duubab, siyaasiyiinta xisbiyada, xildhibaanno…
