Wararka laga helayo gobolka Jubbada Dhexe ayaa sheegaya in kooxda Al-shabaab ay xukun dil ah ku fuliyeen laba nin oo lagu…
Browsing: Toogasho
Waxaa maanta magaalada Kismaayo ka dhacay dil toogasho ah oo lagu fuliyey saddex dil sugeyaal ahaa oo dembiyo kala duwan…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa falal dilal qorsheysan iyo Qarax Gaari oo Caawa ka dhacay Magaalada Muqdisho.
Wiil 17 sano jir ah oo ka mida ardayda Dugsi sare oo ku yaalla gobolka Texas ee dalka Mareykanka ayaa…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in ugu yaraan 8 qof lagu dilay weerar ka dhacay Dugsiga Sare ee Santa…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in dilal kala duwan ay maanta ka dhaceen magaalada Muqdisho, iyadoo lagu dilay…
Koox dabley ah ayaa saddex qof ku dishay magaalada Muqdisho oo midkood ahaa askari ka tirsan ciidamada dowladda Soomaaliya.
Kooxda Alshabaab ayaa shaacisa in askari ka tirsan ciidamada dowladda Soomaaliya oo ay tababarreen Imaaraadka Carabta ay ku toogteen Fagaaro…
Ugu yaraan 17-qof ayaa dhimatay kadib markii nin 19 sano jir ah uu rasaas ku furay Dugsi sare oo ku…
Kooxda Al-shabaab ayaa toogasho ku fulisay Shan Nin oo lagu soo eedeeyay inay basaasiin u ahaayeen dowladda Soomaaliya iyo sirdoonnada dalalka…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in caawa maqribkii kadib magaalada Muqdisho lagu dilay aabaha dhalay Guddoomiyaha maxkamadda Darajada…
Wararka laga helayo Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in koox hubeysan ay Caawa fal toogasho ah ka fulisay degmada Waaberi.
Al-shabaab ayaa toogasho ku fulisay shan qof oo lagu eedeeyay basaasnimo, iyadoo dilkaasi ka dhacay degaanka Iidaale ee Gobolka Baay.
Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya nin dhalinyaro ah oo xalay kooxo hubeysan ku dileen magaalada Muqdisho.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in askari ka tirsan Ciidamada dowladda hoose ee Minishiibiyada uu si bareer cad…
Kooxda Alshabaab ayaa afar qof oo lagu eedeeyay basaasnimo ku toogtay fagaaraha degamada Bu’aale ee xarunta Gobolka Jubadda Dhexe.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in sarkaal ka tisan ciidamada dowladda lagu toogasho lagu dilay.
Tooagasho nooc cusub ah ayaa galabta dhacday duleedka Muqdisho, kadib markii ay rasaas is-weydaarsadeen askari ka tirsan ciidamada dowladda iyo…
Wararka ka imanaya gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in kooxda al-Shabaab ay degaanka Buq-Aqable ee gobolkaasi ku toogatay nin ay ku…
Wararka laga helayo Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in haweeney sidatay Bistoolad ay toogasho ku dishay oday caan ka ahaaa xaafadda…
