Maanta oo Jimce ahayd 18 Febraayo 2022, waxa magaalada Kismaayo lagu qabtay doorashada 3 kursi oo ka mida Golaha Shacabka…
Browsing: Top
Warbixin: Madaxtooyada Soomaaliya oo mar kale la wareegtay maamulka Baraha Bulshada ee Guddiga Doorashada Heer Federaal (FEIT).
Waxaa goor dhoweyd la shaaaciyey in Weriye Nuuradiin C/llaahi Coljoog uu kusoo baxay xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.
Madaxweynaha Galmudug ayaa u xiray Kusiga, waana xildhibaankii ugu horeeyay ee ka tirsan Xisbiga Xasan Sheekh oo ka badbaada Qoorqoor
Dad badan kuma baraarugsaneyn Kursiga HOP053 ee ay Baarlamaanka Federaalka ku leedahay Beesha uu kasoo jeedo Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday…
C/naasir Geelle: “Fashil hoggamineed oo dhinac kasta ah ayaa ka jira Galmudug. Qoorqoor waa Mas madow oo aan abaal lahayn”
Magaalada Baraawe waxaa Maanta lagu qabtay doorashada 7 ka mida kuraasta Golaha Shacabka ee Baarlamaanka 11-aad ee Federaalka Soomaaliya.
Ciidamda Haramcad ee Booliska Soomaaliya ayaa jirdil, ciqaab iyo xarig isugu daray weriyeyaal ka howlgala Muqdisho oo Saldhigga degmada Kaxda…
Waxaa maanta magaalada Baraawe ka dhacday Doorashada Kuraas ka tirsan Golaha shacabka Baarlamaanka 11-aad ee Federaalka Soomaaliya, waxaana ka mid…
Guddiga Xallinta Khilaafaadka Doorashada Dadban ayaa soo saaray cawa qoraal uu ku hakinayo Qabashada Doorashada 4 kursi oo ka mida…
Madaxweyne QoorQoor ayaa codsaday inaan ka wada hadalno dhib guud iyo mid gaar ah oo horay innoo dhex yaallay.
Kursiga Fahad Yaasiin uu doonayo inuu soo qaato oo lasoo hormariyay iyo Malxiiskiisa oo lasoo bandhigay
