Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ee waqtigiisu sii dhammaanayo ayaa la filayaa inuu ciidamada Mareykanka kala baxo Soomaaliya iyo dalal ay…
Browsing: Trump
Madaxweynaha waqtigiisu dhammaanayo ee Mareykanka Donald Trump ayaa qirtay in looga guuleystay doorashadii Madaxweynaha, balse ka laabtay.
Madaxweynaha Mareykanka ee mudadda xilkiisa ay laba bilood uga harsan tahay Donald Trump ayaa laga cabsi qabaa inuu ku dhaqaaqo…
Bannaanbaxyo waaweyn ayaa ka socda magaalooyinka Mareykanka, kuwasoo inta badna lagu taageerayo Madaxweynaha la doortay ee Mareykanka Joe Biden, iyadoo…
Iyadoo ay weli socoto tirinta codadka afarta Gobol ee go’aamin doona cidda noqoneysa Madaxweynaha Mareykanka ayaa waxaa soo baxay lama…
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump iyo barta Twitter-ka ee uu sida weyn u adeegsado ayaa xaalad adag dhex martay intii ay…
Iyadoo ay weli socdaan tirinta codadka doorashadii Mareykanka ayaa waxaa soo baxaya inuu madaxweynaha dalkaasi ku guuleysanayo musharaxa Xisbiga Dimoqraadiga…
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa ku adkeystay inuu guul weyn kasoo hooyey Doorashada madaxweynaha dalkaasi, balse uu dacwad geyn doono…
Barta Twitter-ka ayaa qarisay calaamad inaysan sax ahayn ahna saartay farriintii ugu danbeysay ee uu bartaasi soo dhigay Madaxweynaha Mareykanka…
Doorashada Madaxweynaha Mareykanka ayaa maanta looga dareeray dalkaasi iyadoo ay si weyn ugu loolamayaan Madaxweynaha xilka haya Donald Trump iyo…
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa War yaab leh kasoo yeeray, kaasoo ku saabsan muranka ka dhaxeeya dalalka Itoobiya iyo Masar…
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa ku dhawaaqay in dowladda Suudaan ay xiriir diblomaasi la yeelatay Israa’iil.
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump oo cudurka COVID-19 qaba, kun sugan isbitaalka Milatariga ee Waler Reer ayaa xalay soo duubay muuqaal…
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa goor dhoweyd loo qaaday Isbitaalka Milateriga Walter Reed hospital ee duleedka magaalada Washington, kadib markii…
Warar dheeraad ah ayaa laga faafiyey xaaladda caafimaad ee Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump oo laga helay cudurka Coronavirus isaga iyo…
Kadib markii la shaaciyey in Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump inuu ku dhacay Cudurka Coronavirus ayaa waxaa soo baxay su’aalo badan…
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump iyo xaaskiisa Melania ayaa laga helay cudurka Coronavirus.
Shirkadda caanka ah ee Baraha bulshada TikTok ayaa shaacisay inay dacwa kusoo oogeyso Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump iyo maamulkiisa oo…
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa soo saray Wareegto dalkiisa looga mamnuucayo shirkadda isticmaalka iyo la-macaamilka barta caanka ah ee bulshada…
Dowladda Iiraan ayaa soo saartay warqad ay ku weydiisanayso booliska caalamiga ah ee Interpol inay xiraan madaxweynaha dalka Maraykanka Donald…
