Madaxweynaha Turkiga Rajeb Dayeb Erdogan ayaa si kulul u cambaareeyay go’aankii uu madaxweynaha Mareykanka Donald Trump uga baxay heshiiskii Niyukliyeerka…
Browsing: Trump
Qareenka khaaska ah ee madaxweyne Donald Trump ayaa 500,000 oo doolar ka helay shirkad la sheegay in ay ku xiran…
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa goor dhoweyd ku dhawaaqay inuu ka baxayo heshiiskii Niyukliyeerka ee lala galay dalka Iiraan.
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa goor dhoweyd ku dhawaaqay inuu go’aan ka qaadan doono arrinta Heshiiska Niyulkiyeerka ee dalka Iiraan.
Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa ka caraysiiyay dadka Faransiiska kadib markii uu si jeesjees ah u jilay qaabkii rag hubeysan…
Robert Mueller oo ah Dacwad ooge gaarka ah ayaa ku goo’diyay in uu adeegsan doono amar maxkamadeed si uu Trump…
Dhakhtarkii hore ee madaxweyne Trump ayaa sheegay in uusan qorin waraaqdii caddaynaysay xaaladda cafimaad ee Trump sannadkii 2015kii, markaas oo…
Madaxweynaha Iiraan Xassan Ruuxaani ayaa sheegay in Maraykanka iyo xulafadiisa Yurub aysan sharci u lahayn in ay wax ka badalaan…
Guddiga Senate-ka Mareykanka ee Xiriirka Dibadda ayaa meelmariyay ninka uu Madaxweyne Trump u soo xushay inuu noqdo Xoghayihiisa Cusub ee…
Dowladda Kuuriyada waqooyi ayaa ku dhawaaqday inay si dhaqsi ah u hakineyso tijaabaada nukleyrka iyo mida gantaalada, sidoo kalena ay…
Wada sheekeysi dhexmaray madaxweynaha Maraykanka Donald Trump iyo agaasimihii hore ee FBI-da James Comey ayaa lasoo daabacay iyaga oo qoraal…
Warbaahinta dalka Mareykanka ayaa baahisay in agaasimaha CIA Mike Pompeo uu si qarsoodi ah uu u booqday Kuuriyada Waqooyi horraantii…
Fadeexooyinkan cusub ee dhanka ka ah madaxweyne Trump ayaa sida uu sheegay agaasimihii hore ee FBI James Comey waxaa ku…
Madaxii hore ee Hay’adda Dembi baarista Mareykanka FBI ninka lagu magacaabo James Comey ayaa si kulul u weeraray madaxweynaha talada…
Waxaa sii kordhay xiisada u dhaxeysa dalalka milateri ahaa ugu waaweyn caalamka ee Mareykanka iyo Ruuskha oo qarka u saaran…
Toddobaad kasta, maalinta Arbacadda ayaa golaha wasiiradda madaxweyne Donald Trump waxa ay isugu tagaan qol qarsoodi ah oo ka tirsan…
Haweenay ku caanbaxday jilitaanka aflaanta galmada ah ayaa sheegtay in loo digay oo loo sheegay in ay ka aamusto eedaymaheeda…
Hal Milyan oo qof ayaa isugu soo baxay Gobollada Mareykanka iyagoo ka bannaanbaxaya kana dalbaday dowladda dalkaasi in la xakameeyo…
Dawladda Shiinaha ayaa sheegtay in ay ka baaraandagayso canshuuro ay ku soo rogto alaabada Maraykanka laga soo dhoofiyo oo qiimahoodu…
Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa si lama filaan ah u aqbalay inuu la kulmo madaxweynaha da’da yar ee Kuuriyada Waqooyi…
