Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa sheegay in Turkiga lacag fara badan ku bixiyay taageerada iy dib u dhiska Soomaaliya.
Browsing: Turkey
Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Khayre oo ka qeyb galaya shirka 72aad ee Golaha Guud Q/Midoobay ayaa la kulmay…
Dawladda Turkiga ayaa sixiixday heshiis muran dhaliyay oo ay Ruushka kaga soo gadanayso lidka diyaaradaha ee S-400, si ay ugu…
Turkiga ayaa shjeegay inuu qaadanayo haweeney 106 sano jir ah oo laga soo masaafurinayo dalka Sweden kadib markii dalkaasi looga…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helay saldhigga Milatari ee dowladda Turkiga ka furaneyso magaalada Muqdisho sida ay qortay saxaafadda Turkiga.
Ciidamo ka socda dalka Turkiga ayaa tegay magaalada Muqdisho ee dalka Soomaaliya, iyagoo qeyb ka ah saldhiga weyn ee Turkigu…
Dowladda Turkiga ayaa Soomaaliya u soo direysa in ku dhow 400 Askari, kuwaasi oo ka hawl-geli doona Saldhigga Milliteri ee…
Taliyaha ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed Axmed Maxamed Jimcaale ayaa socdaalkiisii ugu horeeyay booqasho ku jooga dalka Turkiga.
Madaxweynaha Turkiga Rajab Dayin Erdogan ayaa si weyn oo diiran loogu soo dhoweeyay magaalada Dooxa ee dalka Qadar.
Madaxweynaha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan, ayaa maanta booqasho uga bilaabtay dalka boqortooyada Sacuudiga.
Ciidamada Turkiga ayaa weli ku qulqulaya dalka Qatar, kadib heshiis si degdeg labada dal u gaareen oo ku saabsan saldhigga…
Madaxweynaha Turkiga ayaa weerar ku qaaday dalalka Reer galbeedka isagoo ku eedeeyay munaafaqnim siyaasadeed.
Iyadoo maanta la xusayo sanadguuradii koowaad ee fashilkii afgembigii dhicisoobay dalka Turkiga ayaa la sheegay inay Soomaaliya kaalin weyn ka…
Dowladda Turkiga ayaa sheegtay in la soo gabagabeeyay dhismaha saldhiga milateri ee magaalada Muqdisho laga dhisay.
Madaxweynaha Turkiga Rajeb Dayyib Erdogan ayaa ku dhawaaqay qorshe ay dowladiisa ku sameysaneyso markabkii ugu horeeyay ee diyaaradaha xambaara.
Dowladda Turkiga ayaa si kulul uga hor timid, jawaab degdeg ahna ka bixisay dalab ay soo jeediyeen dalalka Sacuudiga iyo…
Madaxweynaha Turkiga Rajab Dayib Erdogan ayaa xalay ka qeyb galay habeenka nooleynta Leyla-tul Qadriga oo lagu qabtay Masjidka Jaamaca ah…
Xalay waxaan u hoyday Ankara, caasimadda Turkiga. Caawa ayaan ka amba baxay.
Ciidamada Turkiga qeybtii ugu horeysay ayaa gaartay dalka Qatar, kadib heshiis labada dal dhex maray oo Baarlamaanka Turkiga uu ansixiyay…
Sida ay baahisay Wakaalada Wararka Sacuudiga, dowladda Sacuudiga ayaa diiday in Turkiga uu saldhig milateri ku yeesho dalkeeda.
