Madaxweynaha Turkiga Rajeb Dayyib Erdogan ayaa farriin toos ah u diray Boqorka Sacuudiga Salmaan Bin C/casiis isagoo u sheegay inuu…
Browsing: Turkey
Dalka Imaaraadka Carabta ayaa lagu eedeeyay inuu olole u galay, dhaqaale badanna ku bixiyay sidii loo ridi lahaad dowladda Turkiga…
Dowladda Soomaaliya ayaa dhex u gashay loolan adag iyo diblomaasiyad iska horjeeda oo ka dhalatay xiisadda ka taagan dalalka Khaliijka…
Kadib markii ay qaraxay xiisada diblomaasiyadeed ee Khaliijka oo Sacuudiga, Imaaraadka, Baxreyn iyo Masar ay xiriirkii u jareen dalka Qatar…
Baarlamaanka Turkiga ayaa ansixiyay in dalkaasi ciidamo u diro Dalka Khaliijka Carbeed ee Qatar.
Madaxweynaha Turkiga Rajeb Tayyip Erdogan ayaa dhexdhexaadin ka dhex bilaabay dalalka Khaliijka iyo dalka Qatar.
Dowladda Turkiga ayaa Markab weyn oo sida deeq kala duwan u soo dirtay Soomaaliya.
Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa isku fuuqsaday dhammaan xilalkii madaxweynaha iyo xisbigiisa kadib markii shalay dib loogu doortay guddoomiyaha xisbigiisa…
Saraakiil loo qaatay Duuliyeyaal oo tababar uga socday dalka Turkiga ayaa la sheegay inay guulo ka gaareen tababarkaasi oo gabagabo…
Madaxweynaha Turkiga ayaa amaan iyo bogaadin u jeediyay dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed mowqifkii ay ka qaateen inqilaabkii dhicisoobay ee dalkaasi…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa khudbad ka jeediyay shirka wasiirada beeraha Afrika iyo Turkiga.
Intii aanu xilka la wareegin waxaa hareeyay xiriiro kala duwan, telefoonno madax sare iyo Boqorro toos ugu soo direen, wakiilo…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Turkiga ayaa kulan la qaatay…
Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdoğan ayaa soo dhoweyn heer sare ah u sameeyay madaxweynaha Soomaaliya oo booqasho rasmi ah ku jooga dalkaasi.
Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdoğan ayaa xaruntiisa Madaxtooyada ku qaabilay caawa madaxweynaha Soomaaliya oo booqasho rasmi ah ku jooga dalkaasi.
Madaxweynaha Soomaaliya oo booqasho ku jooga dalka Turkiga ayaa maanta booqday xarunta Baarlamaanak Turkiga ee magaalada Ankara.
Wafdigii uu hoggaaminayay madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa xalay gaaray magaalada Ankara ee dalka Turkiga.
Loolanka u dhaxeeya dowladaha Imaaraadka Carabta iyo Turkiga ayaa gaaray heer aan hore loo arkin, iyadoo safiirada labada dal u…
Madaxweynaha Soomaaliya ayaa hambalyo u diray dhiggiisa dalka Turkiga isagoo ugu hambalyeeyay aftidii guud ee dalkaasi ka dhacday shalay.
Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa ku dhawaaqay inuu ku guuleystay aftidii guud ee dadweynaha dalkaasi.
