Turkiga iyo Qatar ayaa howlgal wadajir ah oo samafal ka bilaabay magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan oo fatahaad halkaasi ka…
Browsing: Turkiga
Shirkii Ganacsiga ee Soomaalia iyo Turkiga ayaa maanta ka furmay magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga, iyadoo ay ka qeyb galayaam…
Ciidamo ka tirsan Xoogga dalka oo muddo saddex bilood tababar ku qaatay Dugsiga Tababarka ee Turkiga ee Muqdisho ayaa maanta …
Iyadoo wakiilada beesha caalamka ay bilaabeen inay soo dhex galaan khilaafka hareeyay Baarlamaanka Soomaaliya ee ka dhashay mooshinka kalsooni kala…
Madaxweynaha Turkiga ayaa goor dhoweyd ku dhawaaqay in ciidamada dalkiisa ay qabsadeen magaalada Cirfiin ee Waqooyiga Suuriya oo muddo ay…
Loolankii siyaasadeed ee u dhaxeeyay dalalka saameynta ku leh arrimaha Soomaaliya ayaa gabogabo ku dhow, kadib markii dowladda Soomaaliya ay…
Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa maanta saxiixay heshiis ay dowladda Turkiga dib ugu dhiseyso xaruntii Baarlamaanka Soomaaliya…
Waxaa maanta magaalada Muqdisho lagu saxiixay heshiis Mashaaruuc horumarineed oo ku saabsan soo nooleynta biyo xireenada Webiga Shabeelle.
Wafdi uu hogaaminayo Safiirka Turkiga ee Soomaaliya Olgan Bekar ayaa maanta gaaray degmada Hobyo ee gobolka Mudug.
Wafdi ka socday dalka Turkiga ayaa booqday degaanka Goobweyn ee duleedka magaalada Kismaayo, kadib socdaal ay ku tageen magaalada Kismaayo…
Madaxweynaha wadanka Turkiga Recep Tayyib Erdogan ayaa booqasho rasmi ah oo qaadan doonta maalmo wuxuu ku bixin doonaa afar dal…
Wafdiga uu hoggaaminyay xoghayaha guud ee Dowladaha Hoose ee Dalka Turkiga Hayrettin Gungor ayaa maanta lagu soo dhoweeyay Garoonka diyaradaha magaalada…
Dowladda Turkiga ayaa war kasoo saartay qaraxyo iyo werarro ka dhacay magaalada Muqdisho, sida lagu sheegay Bayaan kasoo baxay Wasaaradda…
Ra’iisal wasaae ku xigeenka Turkiga Hakan Cavusoglu oo booqasho ku yimid magaalada Muqdisho ayaa dhagax dhigay Jid cusub oo laga dhisayo…
Wasaaradda Arrimaha dibadda Soomaaliya ayaa tababar diblomaasiyadeed u dirtay 10 ka mida shaqaalaha Wasaaradda oo muddo toddobaad ah tababar ku…
Wafdigii uu hoggaaminayay Ra’iisal wasaare ku-xigeenka Turkiga Hakan Çavuşoğlu ayaa maanta yimid magaalada Muqdisho, isagoo booqday Saldhigga tababarka Militariga Turkiga ee…
Gudoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir Taabit Cabdi Maxamed ayaa xaflad soo dhoweyn ah loogu sameeyay Magaalada Ankara ee dalka Turkiga.
Diyaarad kuwa qumaatiga u kaca oo ay leedahay dowladda Turkiga ayaa lagu soo riday gobolka Afrin ee dalka Suuriya. Dowladda…
Baarlamaanka Dalka Turkiga ayaa muddo sanad ah u kordhiyay xilliga Ciidamada dalkaasi ka howlgalayaan dalal ay ka mid tahay Soomaaliya.
Meleteriga Dowladda Turkiga ayaa shaacisay in sideed askari looga dilay dalka Suuriya gaar ahaan waqooyiga dalkaasi oo dagaalo qaraar ay…
