Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ee magacaaban C/raxmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yariisow) oo la kulmay Safiirka Turkiga u jooga Soomaaliya Amb. Olgan Bekar,…
Browsing: Turkiga
Qeybtii sadaxaaad ee dhaawacyadii qarixii 14-ka October oo lagu daweyneyay isbitaallo ku yaallay magaalada Ankara ee Turkiga ayaa loo sameeyay…
Ciidamada Turkiga ayaa qabsaday dhowr tuulo oo ku yaalla Wuqooyiga Suuriya, sida ay ku warrantay warbaahinta dalka Turkiga.
Turkiga ayaa sii wada dagaal xoog leh oo uu ku qaaday Kurdiyiinta Suuriya ee ka taliya magaalada Cirfiin ee ku…
Madaxweynaha Turkiga Rajeb Tayib Erdogan ayaa ku dhaartay inuu la dagaalami doono oo uu burburin doono ciidamo uu doonayo Mareykanka inuu…
Dowladaha Soomaaliya iyo Turkiga ayaa kala saxiixday heshiis Ganacsi iyo dhaqan. munaabsad ka dhacday magaalada Ankara ee caasimadda Turkiga.
Turkiga ayaa si rasmi ah u bedelay magaca iyo astaanta wadadda ay ku taallo safaaradda dalka Isutagga Imaaraadka Carabta uu…
Ra’iisal wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed ayaa maanta daah furay qalab casri ah oo saaraya Maraakiibtii ku…
Dowladda Turkiga ayaa hub casri ah ku qalabeysay ciidamada ay u tababartay Dpwladda Soomaaliya oo qeybtii ugu horeysay maanta loo…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa tababar u soo xiray dufcadii ugu horeysay ee ciidamada Soomaaliya oo ay Turkigu tababarreen.
Madaxweynaha dalka Turkiga, Recep Tayyip Erdogan ayaa hoggaamiyayaasha dalalka Muslimiinta ku baraarujiyay in Qudus ay u aqoonsadaan in ay tahay…
Madaxweynaha Turkiga Rajeb Dayib Erdogan ayaa madaxweynaha Mareykanka uga digay inuu magaalada Qudus u aqoonsado caasimadda Israa’iil.
Qaar ka mida dhaawacyadii Qarixii Soope ee loo qaaday dalka Turkiga ayaa laga soo sagootiyay dalkaasi, kadib markii ay bogsadeen…
Guddiga Difaaca Baarlamaanka Soomaaliya ayaa booqday Saldhiga Dowlada Turkiga ee Magaalada Muqdisho.
Turkiga oo ka mida dalalka ugu waaweyn gaashaanbuurta NATO uguna ciidamada badan ayaa dhinaca kale ku dhaqaaqday horumar dhinaca qalabka…
Waxaa magaalada Muqdisho si weyn looga xusay sanadguurada 94-aad ee asaaska Jamhuuriyadda Turkiga, waxaana ka qeyb galay madaxda dowladda Soomaaliya…
Dowladda Turkiga ayaa si buuxda Soomaaliya uga taageereysa arrimaha ammaanka iyo la-dagaalanka argagixisada Alshabaab, sida ay ku heshiiyeen labada dal.
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa socdaal rasmi ah ku jooga dalka Turkiga.
Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa caawa gaaray magaalada Ankara ee dalka Turkiga, halkaasoo ay uga bilaabatay booqasho rasmi…
Laba maalin kadib Qaraxii October14 ayey sheegtay Laanta Afsomaliga ee VOA War ay kasoo xigatay Laamaha Sirdoonka oo sheegaya in…
