Ciidamada Badda Iiraan ayaa qabsaday Markab laga leeyahay dalka Imaaraadka Carabta, kadib shil ciidamada ilaalada xeebaha Imaaraadka ku dileen laba…
Browsing: UAE
Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdoğan ayaa sheegay in Turkigu ka fiirsanayo inuu xiriirka u jaro dalka Imaaraadka Carabta, kadib markii…
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa shaacyey inuu xiriir buuxa ay sameysteen labada dal ee saxiibada weyn la ah ee Imaaraadka…
Imaaraadka ayaa si lama filaan ah u cambaareeyay qorshaha Yuhuudda iyo Mareykanku wataan, iyadoo sheegay in tallaabo kasta, oo hal…
Madaxweyne ku xigeenka dalka Imaaraadka Carabta, ahna ninka xukuma Dubai iyo Madaxda Golaha Wasiirada dalkaasi Sheekh Mohamed Bin Raashid Almaktoum…
Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa deeqdii labaad ee Qalab caafimaad ah gaarsiiyey maamul Goboleedka Puntland, iyadoo diyaarad qalabkaasi sida ay shalay…
Dowladda Turkiga aya ku eedeysay Imaaraadka Carabta inuu taageerto ururrada Argagixisada eida Alshabaab oo ah ururk ka dagaalama Soomaaliya.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in diyaarad sida deeq Qalab Caafimaad ayaa goor dhoweyd ka degtay Garoonka Diyaaradaha…
Madaxweynaha Puntland Siciid C/llaahi Deni ayaa dhambaal mahadcelin ah u diray Dowladda Imaaraadka Carabta oo maanta Agab Caafimaad oo loogu…
Garoonka Cigaal ee Magaalada Hargeysa, maamulka Somalilad waxaa saaka ka degtay diyaarad sida deeq Qalab caafimaad ah oo ay maamulkaasi…
Dawladda Djibouti ayaa maanta si rasmi ah uga hadashay bayaankii dhawaan ka soo baxay shirkadda laga leeyahay dalka Imaaraadka Carabta…
Siyaasiga C/raxmaan C/Shakuur Warsame ayaa ka hor yimid warkii ay shaacisay Hay’adda Sirdoonka Soomaaliya ee NISA, kuna saabsanaa in dal…
Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Somalia ee NISA ayaa qoraal kooban oo ay soo saartay ku sheegtay in qaraxii 28-kii bishan…
Dowladaha Turkiga iyo Masar ayaa mid waliba caddeysay inay diyaar u yihiin inay hub iyo ciidamo u diraan dalka Liibiya,…
Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya ayaa hoygiisa magaalada Muqdisho ku qaabilay safiirka Imaaraadka Carabta u fadhiya Soomaaliya.
Maamulka Somalialnad ayaa xabsiga dhigay Ugaarsato ka timid dalka Imaaraadka Carabta, xilli ay ka duuli rabeen Garoonka Cigaal magaalada Hargeysa.
Dowladaha Itoobiya iyo Imaaraadka Carabta ayaa kala saxiixday heshiis dhinaca difaaca iyo milateriga ah oo ay iska kaashan doonaan labada…
Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame oo ka mida madaxda hoggaamiyeyaasha xisbiyada siyaasadda ee dalka ayaa noqday siyaasiga Soomaaliga ah ay warbaahinta…
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa shaaciyey in maamulkiisa uu ka laabtay heshiiskii Garoonka Diyaaradaha magaalada Berbera loogu wareejiyey dowladda…
Diyaaradaha dagaalka Imaaraadka Carabta ayaa weerarro cirka ah ku qaaday ciidamada dowladda sharciga ah ee Yeman oo uu hoggaamiyo Madaxweynaha…
