Dowlada Uganda ayaa ciidamo cusub u soo dirtay Soomaaliya, kuwaasoo bedelaya ciidamado ay shaqadoodii u dhammaatay.
Browsing: Uganda
Faaahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxday kulankii dhex maray Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo iyo madaxweynaha dalka Uganda Yoweri Museveni.
Wararka laga helayo magaalada Kampala ee dalka Uganda ayaa shegaya in dabley hubeysan ay toogasho ku dishay afhayeenka ciidamada Booliska…
Madaxda dalalka Itoobiya iyo Uganda ayaa ka wadahadlay xaaladda Soomaaliya, kadib socdaal rasmi ah oo Ra’iisal wasaraha Itoobiya ku tegay…
Warbaahinta dowladda ayaa baahisay dhambaal madaxweyaha Uganda u soo diray Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo.
Uganda ayaa soo saartay hadal kulul iyadoo ururka Alshabaab ugu hanjabtay inay ka shalaayi doonaan dilkii ay u geysteen askari…
Kooxda Alshabaab ayaa ku dhawaaqay inay khaarijisay askari Uganda u dhashay oo ay maxbuus ahaan u heysatay muddo dheer.
Alshabaab oo soo bandhigay codsi uu diray Askari Ugandes ah oo ay maxbuus ahaan u qabsadeen [DAAWO]
Madaxweynaha Uganda Yoweri Kaguta Musaveni oo ka mid ahaa madaxdii Muqdisho uga qeyb galay shir madaxeedkii taariikhiga ahaa ee IGAD…
Madaxweynaha Uganda Yoweri Kaguto Musaveni ayaa sheegay in dadaakii ay geliyeen nabad ilaalinta ay Soomaaliya miraheedii la hayo maanta mar…
Uganda’s Chief of Defence Forces expresses confidence in Somalia’s stabilisation efforts, urges the media to focus on success stories.
Ciidammo cusub oo ka socda Millateriga dlaka Uganda, ayaa lasoo gaarsiiyay magaalada Muqdisho, iyagoo qayb ka noqon doona ciidamada AMISOM…
Madaxweynaha Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dhambaal qoraal ah ka helay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Uganda Yoweri Kaguta Museveni, kadib markii uu xarunta…
Madaxweynaha Uganda Yuweri Musaaveni ayaa khalad weyn ku dhacay xilli uu marti u ahaa Ra’iisal wasaaraha Yuhuuda Benyamin Netanyahu oo…
Ugandan President Yoweri Museveni says his country will reconsider plans to pull its troops from Somalia if the AU stabilization…
Madaxweynaha Yuganda Yuweri Museveni ayaa si rasmi ah daaha uga rogay go’aanka uu ku gaaray inuu ciidamadiisa kala baxo Soomaaliya.…
5 ka mida eedeysanayaan ka koobnaa 13 oo maxkamadu magaalada Kamlpala ay ku heshay inay lug lahaayeen qaraxyo ka dhacay Baar lagu daawanaayay tartanka…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta madaxda caalamka kala qeybgaley xafladda caleema saarka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Uganda,…
Wararka ka imanaya magaalada Kampala ee dalka Uganda ayaa sheegaya in dowladda dalkaasi dib u eegis ku samaynayso xaaladda ciidamadeeda…
Madaxweynayaasha dalalka Bariga Afrika ee ku shirayay magaalada Kampala waxa ay go’aan ku gaareen inay dhistaan dhuul weyn oo shidaalka…
