Qeybta Af-Ingiriiska ee Bogga madaxtooyada Soomaaliya (villasomalia.gov.so/en/) hawada saaray muddo kooban, kadiba dib loo soo celiyey markii laga saaray sawirro…
Browsing: Villa Somalia
Madaxtooyada Soomaaliya ayaa beenisay in hubkii lagu weerarray hotelka Dusit ee magaalada Nairobi ay lahayd dowladda Soomaaliya.
Madaxda hoggaamisa Dowladda Soomaaliya ee xilligan xilka haya ayaa lagu sheegay inay yihiin kuwii ugu xumaa ee laaluush u adeegsada…
Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame oo ka mida hoggaamiyeyaasha xisbiyada dalka ka jira ayaa madaxtooyada Somalia ku eedeeyay inay lacag ku…
Wararkii ugu danbeeyay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in Gaari saddexaad oo looga shakisan yahay inuu sido waxybaaha qarxa ayaa lagu…
Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh ayaa ka guuray xaruntii uu ka degenaa Madaxtooyada ee Villa Uganda, kadib saddex maalmood…
Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo ka mida xildhibannada mooshinka xil ka qaadista ka keenay madaxweynaha Farmaajo ayaa baaq u diray…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa caawa kulan la yeeshaywafdi ka socda Turkiga oo uu hoggaaminayo Wasiirka Gaashaandhigga Hulusi Akar…
Madaxweynaha Suudaan Cumar Xasan Al-bashiir ayaa maanta waraaqihiisa Aqoonsiga Danjirenimo ka guddoomay Safiirka cusub ee Soomaaliya u fadhin doona dalkaas…
Waxaa maanta xilka la wareegay Taliyaha cusub ee ciidamada ilaalada Madaxtooyada Soomaaliya oo dhowaan xilkaasi loo magacaabay.
Baaritaano amni ayaa ka socda Madaxtooyada Soomaaliya iyo dhismeyaasha ku dhex yaalla xeydaabka madaxtooyada oo ay ku jiraan wasaarado iyo…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulan gaara xarunta Madaxtooyada kula yeeshay qaar ka mida dhalinyarrada Muqdisho oo ka socday…
Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee Dalka Baashe Axmed Yuusuf,iyo wasiirka caddaaladda Soomaaliya ayaa maanta daah furay hanaan cusub oo loo qabanayo…
Xarunta Madaxtooyada Villa Soomaaliya ayaa waxaa socda dayactir xoog leh oo wax weyn laga bedelayo amniga iyo guud ahaan qaab…
Ciidamada madaxtooyada ayaa mar kale tababar loo soo xiray, kaasoo ka mida tababarro xriir ah oo u socday ururka 60-aad…
Iyadoo uu sii xoogeysanayo ololaha loogu jiro xilka Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxaa sii xoogeysanaya tartanka loogu jiro xilka uu…
Wararka laga helayo Madaxtooyada Soomaaliya ayaa sheegaya in Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi (Farmaajo) uu mar kale dib ugu laabtay Xafiiskiisa Xarunta…
Taliyaha cusub ee ciidamada Madaxtooyadda Soomaaliya dhowaan loo magacaabay Gaashaanle Odowaa Yuusuf Raagge ayaa maanta si rasmi ah xilka ula…
Taliyihii ciidamada Madaxtooyada Somaliya Col. Axmed Maxamed Cali (Af-caddeey) ayaa la sheegaya in shaqadii laga joojiyay, kadib markii uu lugaha…
Ciidamada Madaxtooyada ee loo yaqaan Koofiyad-guduudka ayaa laga qaaday isgoysyada laga ilaaliyo Madaxtooyada, kadib markii halkaasi lagu xoojiyey kadib qaraxii…
