Ciidamada ilaalada Madaxtooyada ee Ururka 60-aad ee ilaalada madaxtooyada Soomaaliya ayaa maanta loo soo xiray tababar u socday muddo saddex…
Browsing: Villa Somalia
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa mas’uul cusub ku soo kordhiyay Madaxtooyada, kaasoo loo magacaabay inuu noqdo kaaliyaha gaarka ah…
Ciidamada ilaalada Madaxtooyada ee Milateriga Soomaaliya loona yaqaan koofiyad casta ayaa maalmahan dhoolatus iyo gaada-ka-cayaar ka waday magaalada.
Villa Somalia waxaa ka muuqda isbedel dhinacyo badan ah tan iyo markii furaheedda loo dhiibay Fahad Yaasiin Xaaji Daahir.
Qoraal kasoo baxay Xafiiska Madaxweynaha Soomaaliya ayaa lagu shaaciyey in la joojiyey bixinta, hibeynta iyo wareejinta dhulka dowladda.
Weerar Hoobieyyaal ah ayaa goordhoweyd lagu qaaday xarunta madaxtooyada Soomaaliya, iyadoo dhowr madfac ay ku dhaceen agagaarka Villa Somalia.. Madaafiicda…
Kooxda Alshabaab ayaa war soo saartay ku sheegtay inay madaafiic ku weerartay xarunta Madaxtooyada ee Villa Soomaaliya.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa u guuray, kuna shaqo bilaabay xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga ee Soomaaliya.
Xafiiska Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa beeniyay jiritaanka warqad lagu arkay baraha bulshada oo lagu magacaabayo safiir cusub.
Muqdisho, 15 Oktoobar 2017; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ku booqday isbtaalka Ordogaan dadkii rayidka ahaa…
Qoraal uu ku saxiixan yahay Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Soomaaliya Fahad Yaasiin Xaaji Daahir ayaa muujinaya qaab cusub oo xilalka…
Mas’uul ka tirsanaa Madaxtooyada Soomaaliya ayaa maanta si lama filaan ah casbasho ka jeediyay Masjidka Madaxtooyada Soomaaliya, salaadii Jimcaha kadib.
Wararka laga helayo madaxtooyada Soomaaliya ayaa sheegaya in amarkii Agaasimaha Madaxtooyada Soomaaliya ee faarujinta Villa Somalia ay ka hor yimaadeen madax…
Agaasimaha Madaxtooyadda Somalia, Fahad Yaasiin ayaa qoraal uu soo saaray waxa uu ku amray in Xafiisyadda Dawladda ee dhex dagan…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in la kordhiyay ciidamada ilaalada madaxtooyada ee ku sugan baraha koontaroolka ee ku…
Dowladda Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa weli dagaal kula jirta dowladii xilka uga horeysay ee Xasan Sheekh hoggaaminayay.
Wararka laga helay madaxtooyada Villa Soomaaliya ayaa sheegaya in shaqadii laga joojiyayXogheyntii Madaxweyne Farmaajo.
Danjiraha dalka Sweden u fadhiyay dalka Soomaaliya Mikael Lindvall ayaa maanta loo sameeyay xaflad heer sare ah oo lagu sagootiyay.
Madaxweynaha Soomaaliya oo sii wada isbedelka maamulka madaxtooyada ayaa magacaabay agaasime ku xigeen cusub oo Villa Somalia yeelaneyso.
Agaasimaha cusub ee Madaxtooyada Soomaaliya Fahad Yaasiin Xaaji ayaa maanta la wareegay xilka loo magacaabay Bishii hore.
