Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa ku dhaqaaqay tallaabo shaki gelineysa baaqiisii ahaa inuu la dagaalamayo musuqmaasuqa.
Browsing: Wasaaradda Maaliyadda
Ra’iisal wasaaraha xukuumada soomaaliya Xassan Cali Kheyre ayaa maanta kormeer kedis ah ku tegay wasaaradda Maaliyada.
Shaqaalaha rayidka ah ee dowladda Soomaaliya iyo ciidamada ay siiso mushaarka ayaa muddo dheer ka maqan yahay mushaarkii ay xaqa…
Muran dhinaca maamulka ah ayaa hareeyay Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya kadib markii xoghaye joogto ah uu wasaaradda ku soo biiray.
Wararka laga helayo Guddiga Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa sheegaya in lacagta laga xaday Bankiga Dhexe ay ka badan tahay inta…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali “Sharma’arke” oo sii wada magacaabidda xilal muhiim oo si qarsoodi ah ku socda…
Shir looga hadlayo arrimaha dhaqaalaha iyo maaliyadda ayaa maanta ka furmaya magaalada Muqdisho iyadoo ay ka qeyb galayaan wasaaradda Maaliyadda…
Guddiga Maaliyadda Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa soo saaray warbixin aad xasaasi oo ka hadleysa musuqa baahay ee oo ka dhex…
Qormo ku socoto Wasaaradda Maaliyadda, Xukuumadda Soomaaliya, Baarlamaanka iyo Dadka Soomaaliyeed oo dhan Ilaa Bishii May ee sanadkan 2015 waxay…
Wasaaradda Maaliyadda dowladda Soomaaliya ayaa si toos ah ula wareegtay canshuur ka qaadista Qaadka kadib markii laga qaaday shirkad uu…
Wasaaradda maaliyadda dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shalay bilowday inay mushaar siiso shaqaalaha dowladda iyadoo ku dhaqaaqday tallaabo aan hore loo…
Hanti dhowrka guud ee Qaranka Dr. Nuur Faarax ayaa sheegay in xisaab xirka Miisaaniyadda 2014 aan loo marin sidii sharciga…
