Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo ka mida Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa weerar ku qaadaya Wasaaradda Warfaafinta xukuumadda Soomaaliya iyo sharciga…
Browsing: Wasaaradda warfaafinta
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa kormeer ku tegay xarunta Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya.
Hanti dhowrka guud ee dowladda Soomaaliya ayaa si lama filaan ah u soo saaray qoraal ku saabsan kiiska musuqmaasuqa ah…
Agaasimaha guud ee xilka laga fariisiyay Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya C/Risaaq Cali Yuusuf (Bahlaawi) ayaa markii ugu horeysay ka hadlay kiiska…
Hanti dhowrka guud ee Qaranka Nuur Faarax ayaa qoraal uu soo saaray 12-kii bishan April maanta shaaciyay ayuu ku idifaacay…
Agaasimaha guud iyo agaasimayaasha waaxyaha waa mashiinka dhaqaajiya howsha wasaaradaha sidaa darteed qofka howshaas loo Xil saarayo waa in uu…
Wararka laga helayo xafiiska Ra’iisal wasaaraha ayaa sheegaya inuu Ra’iisal wasaare Xasan Cali Kheyre faragelin ku sameeyay shaqo ka fariisintii…
Wasiirka cusub ee Warfaafinta C/raxmaan Cumar Yariisow ayaa shaqo ka fariisin ku sameeyay agaasimaha guud ee Wasaaradda Warfaafinta C/risaaq Yuusuf…
Wasiirka Warafaafinta Soomaaliya Eng. C/raxmaan Cumar Cusmaan (Yariisow) ayaa shaaciyay sababta uu shaqada uga fariisiyay laba agaasime oo ka tirsan…
Wasiirka cusub ee Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya Eng. C/raxmaan Cumar Cusmaan (Yariisow) ayaa maanta xilka ka qaaday agaasimeyaal ka tirsan wasaaradda…
Mid kamida agaasimeyaasha idaacaha Muqdisho oo ku soo baxay inuu ka mid yahay Guddiga Saxaafadda Soomaaliya ee ay magacawday wasaaradda…
Madaxtooyada Soomaaliya, wasaaradda Warfaafinta iyo kooxda madaxweynaha Soomaaliya u qaabilsan Warfaafinta ayay ku qaadatay inay war ka sameeyaan oo ay…
Wasaaradda Warfaafinta dhaqanka iyo Dalxiiska, iyadoo fulineysa Xeerka Saxaafadda Soomaaliyeed ee dhawaan la melmariyay, waxay gacanta ku heysaa hirgelinta Xeerka…
Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya ayaa soo saartay qoraal ay ku dalbaneyso in ururada saxaafada iyo ururada bulshada ay soo gudbiyaan xubnihii…
Wasaaradda Warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska dowladda Soomaaliya oo ka mida wasaaradaha ugu musuqmaasuqa badan sida lagu caddeeyay qormadii koowaad ee…
Wasaaradda Warfaafinta dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa la sheegay inay tahay Wasaaradda ugu musuqmaasuqa badan xukuumadda Soomaaliya marka la fiiriyo hanti…
