Shirka Wasiiradda Maaliyadda Dowladda Federaalka iyo Dowlad goboleedyadda oo ka socday magaaladda Kismaayo ayaa maanta lasoo gabagabeeyey, iyaddoo shirkaasi laga…
Browsing: Wasiirka Maaliyadda
Shirka wasaaradaha Maaliyadda dowladda Federaalka iyo Dowlad Goboleedyada ayaa maanta ka furmay magaalada Kismaayo.
Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa goor dhow cod aqlabiyad leh ku meel mariyay Miisaaniyadda Dowladda 2018.
Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Soomaliya Dr C/raxmaan Ducaalle Beyle oo shaaciyay natiijadii ka soo baxday shir uu Magaalada Nairobi kula soo…
Xildhibannada Golaha Shacabka ayaa goor dhoweyd ansixiyay soo jeedin ku saabsan dib u eegista canshuur laga qaado Gunnada ay qaataan…
Wasiirka Maaliyadda xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Ducaale Beyle oo ka mida hal-abuurayaasha mararka qaarkood tiriya suugaanta kala duwan ayaa hees cusub…
Wasiirka Maaliyadda xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Ducaale Beyle ayaan Maanso Baroordiiq ah ka tiriyay qaraxii dadka badan ku dhinteen ee 14-kii…
Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna duqa Muqdisho Thaabit Cabdi Maxamed ayaa dhawaan Golaha wasiirada ka codsaday in Maamulka Gobolka Benaadir loo…
Kulankii labaad ee kalfadhiga labaad ee Baarlamaanka ayaa maanta ka furay magaalada Muqdisho iyadoo su’aalo adag lagu weydiiyay Wasiirka Maaliyadda…
Wasiirka Maaliyadda xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Ducaale Beyle oo dhowaan beeniyay inuu jiro khilaaf ka dhaxeeya
Wasiirada aan ku cusbneyn xukuumadda cusub ee Soomaaliya waxaa ka mida C/raxmaan Ducaale Beyle oo loo dhiibay xilka ugu wanaagsan…
Wasiirka Maaliyadda xukuumadda Soomaaliya ayaa qirtay in lacag ka badan tan ay dowladda Federaalka ka hesho garoonka diyaaradaha Muqdisho ay…
Maamulka Koofur Galbeed Soomaaliya ayaa amar ku soo rogay xaasaska ay qabaan ragga ka tirsan Alshabaab ee ku nool degaanada…
Ganacsatada magaalada Muqdisho iyo kuwa rugta ganacsiga Soomaaliyeed ayaa si weyn uga biyo diiday bixinta canshuur kordhin ay kusoo rogtay…
Wasaaradda Maaliyadda dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa dhowaan kordhisay canshuurta laga qaado badeecadaha kala duwan ee ka soo dega dekadda weyn…
Wasiirka Maaliyadda dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Aadan Ibraahim (Fargeeti) ayaa beeniyay in deeqda lacageed ee Boqortooyada Sacuudiga siisay dowladiisa aanay…
Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa u yeeray Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Soomaaliya Maxamed Aadan Ibraahim Fargeeti iyadoo su’aalo laga weydiiyo faahfaahin ku saabsan…
Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Aadan Ibraahim (Fargeeti) ayaa fadeexad cusub oo lacageed kasoo wajahday qorshe uu shirkad cusub ugu…
Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta su’aalo adag weydiiyay wasiirka Maaliyadda xukuumadda Soomaaliya Maxamed Aadan Fargeti, kadib markii Baarlamaanku ugu yeeray inuu…
Madaxweynaha Maamulka KMG ah ee Koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa dadaal weyn ugu jira inuu jagada wasiirka…
