Lix Qof ayaa lagu dilay weerar lagu qaaday masaajid ku yaalla magaalada Quebec city ee dalka Kanada.
Browsing: Weerar
Wararka laga helayo magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari ayaa sheegaya in dabley hubeysan ay halkaasi ku dhaawaceen nabadoon caan…
Weerar bam gacmeed ah oo caawa lagu qaaday saldhiga degmada Howlwadaag ee Gobolka Banaadir ayaa dhaliyay qasaare.
Shan qof ayaa lagu dilay rasaas uu furay qof weerar ku qaaday garoonka Fort Lauderdale ee Florida, dalka Mareykanka.
Nin hubeysan ayaa weerar ku qaaday Baar lagu caweeyo oo ku yaala magaalada Istanbul ee dalka Turkiga iyadoo lagu dilay 39…
Kooxda Alshabaab ayaa dagaal ku qaaday maqribnimadii Caawa degmada Afgooye ee Gobolka Shabeelaha Hoose.
Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya weerar ay kooxda Alshabaab xalay ku qaadeen degmada Mahadaay ee Gobolka Sh/Dhexe.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in caawa goor dhoweyd weerar lagu qaaday guriga Guddoomiyihii hore ee degmada Wardhiigley…
Koox dabley ah ayaa maanta weerar ku qaaday xarunta ugu weyn jaamacadda SIMAD ee jidka warshadaha, magaalada Muqdisho.
Koox dabley ah ayaa caawa weerar ku qaaday hotel ku yaala magaalada Muqdisho, halkaasoo qasaare dhimasho iyo dhaawacba uu ka…
Weerar duqeyn ah oo ka dhacay tuulo ku taala Xadka Soomaaliya iyo Kenya ayaa la sheegay in lagu dilay saraakiil…
Dagaal xoog leh ayaa Bariga Mudug ku dhex maray ciidamo ka tirsan maamulka Puntland iyo dad xoolo dhaqato ah.
Koox dabley ah oo hubeysan ayaa goor dhoweyd weerar ku qaadeen gaari uu la socday xeer ilaaliye ku xigeenka Maxkamadda…
Saddex qof ayaa lagu dilay toogasho ka dhacday Gobolka Washington kadib markii nin dabley ah uu rasaas ku furay suuq dad…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in caawa weerar lagu qaaday mid ka mida guddoomiyeyaasha gobolka Banaadir.
Weriye C/casiis Afrika ayaa soo bandhigay muuqaalka Gaarigii ay lahaayeen ciidamada Booliska ee lagu dhaawacay.
Maleeshiyo ka tirsan kooxda Alshabaab ayaa gubay gaari Qaad siday oo ku socday gobolka Bay iyagoo qabsaday mid kale.
Saddex qof ayaa lagu dilay magaalada Mombasa ee dalka Kenya kadib markii ay isku dayeen inay dab qabadsiiyeen saldhiga dhexe…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in madaafiic hoobiyeyaal ah oo lagu weeraray garoonka Diyaaradaha Muqdisho ay ku dhaceen garoonka.
Weeraro xoog leh oo mar qura la qorsheeyay ayaa xalay saqdii dhexe kadib ay kooxda Alshabaab ku qaaday xarumaha ciidamada…
