Xildhibaanada maamulka Galmudug ayaa ka hor yimid qorshihii uu watay Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle (Xaaf).
Browsing: Xaaf
Madaxweyanha Maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle (Xaaf) ayaa qaaday tallaabo aan hore loo arag kadib markii uu maanta hor tegay…
Madaxweynaha Galmudug aya dib uga laabtay magacaabiddii guddoomiyaha kumeelgaarka Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha Galmudug.
Dowladda Shiinaha ayaa ku soo biirtay tartanka loogu jiro dekadaha Soomaaliya, iyadoo dooneysa inay la wareegto dekadda magaalada Hobyo ee…
Maamulka Galmudug ayaa War Cad ka soo saaray dilkii Guddoomiyaha Gobolka Galgaduud Maxamed Daahir Cali.
Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle (Xaaf) ayaa dib ugu laabay xarunta maamulkiisa ee magaalada Cadaado kadib toddobaadyo uu Nairobi…
Maamulka Galmudug ayaa markii ugu horeysay wadahadallo qarsoodi ah la furay mas’uuliyiinta Ahlu suna ee Gobollada Dhexe.
Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Ducaalle Geelle (Xaaf) ayaa si kulul u beeniyay warar laga faafiyay oo ku saabsan kulamo uu…
Madaxweynaha cusub ee maamulka Galmudug Axmed Geelle Ducaalle Xaaf ayaa soo saaray wareegtadiisii ugu horeysay.
Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaafa ayaa maanta socdaal ku tagay degmada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud.
Madaxweynayaasha maamulada Puntland, Galmudug iyo Jubbalanad C/weli Maxamed Cali Gaas, Axmed Ducaale Geelle iyo Axmed Maxamed Islaam ayaa socod ku…
Madaxweynayaasha maamulada Puntland iyo Galmudug ayaa heshiis cusub ku gaaray magaalada Cadaado.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa ka digay siyaasiyiin uu sheegay inay adeegsadaan qabiil iyo Mooshin si ay carqalad u…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maanta si diiran loogu soo dhoweeyay magaalada Cadaado.
Waxaa maanta magaalada Cadaado ka dhaceysa caleemo saarka madaxweynaha cusub ee Galmudug Axmed Ducaale Geelle (Xaaf).
Calaamo saarkii Madaxweynaha cusub ee Galmudug Axmed Ducaale Geelle ayaa dib u dhac ku yimid, kadib markii uu dalbaday Madaxweynaha…
Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle Geelle [Xaaf] ayaa Muqdisho kula kulmay Wakiilka Qaramada Midoobey ee Soomaaliya danjire Micheal Keating.
Madaxweynaha cusub ee Galmudug Axmed Ducaale Geelle (Xaaf) ayaa si degdeg ah u tegay magaalada Muqdisho kadib doorashadiisii, iyadoo aan…
Madaxweynaha cusub ee Galmudug Axmed Ducaale Geelle (Xaaf) oo ku sugan Muqdisho kadib markii loo doortay madaxweyne ayaa kulamo la…
Madaxweynaha Galmudug dhowaan la doortay Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa socdaalkiisii ugu horeeyay Muqdisho ku yimid, isagoo wata ciidamo ilaalo…
