Galmudug tan iyo heshiiskii lala galey Ahlusuna iyo qaabkii heshiiskaa loo dhameystirey waxaa ka yimid cabashooyin ay qabaan beello dega…
Browsing: Xaaf
Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle Geelle (Xaaf) ayaa ku eedeeyay xukuumadda Soomaaliya inay faragelin ku heyso maamulkiisa, iyadoo wasaaradda arrimaha gudaha…
Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf ayaa sheegay inay nasiib darro tahay in madaxweyne ku xigeenka iyo guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug…
Wararka laga helayo magaalada Cadaado ayaa sheegaya in maamulka Galmudug uu mar kale khilaaf soo kala dhexgalay, iyadoo laba qeybood…
Khilaaf cusub oo ka dhex taagan maamulka Galmudug ayaa soo shaac baxay iyadoo ay magaalada Muqdisho ka sheegeen in midowgii…
Shanta Madaxweyne ee Maamul Goboleedyada dalka ayaa gaaray Magaalada Baydhabooo shir uga furmayo maalinta Berri ah.
Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle (Xaaf) ayaa War kasoo saaray qarixii is-miidaaminta ahaa ee maanta ka dhacay magaalada Gaalkacyo.
Madaxweynaha Maamul Goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf oo maanta dib ugu laabtay magaalada Dhuusamareeb ayaa soo dhoweeyay is-casilaadda Guddoomiyaha…
Madaxda Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa markii ugu horeysay si toos ah u tegay magaalada Dhuusamareeb caasimadda Galmudug. Madaxweyne…
Kooxda Ahlu suna ayaa sii deysay afhayeenkii madaxweynaha Galmudug oo shalay ciidamo ka tirsan ay ku xireen magaalada Dhuusamareeb ee…
Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf ayaa amar kasoo saaray xaalad kasoo korortay magaalada dekadda ah ee Hobyo, Gobolka…
Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle (Xaaf)ayaa maanta Qado sharaf u sameyay qaar ka mida madaxda maamul Goboleedyada shirka uga socdo…
Madaxweynaha Maamulka Galmudug, Axmed Ducaale Geelle (Xaaf) ayaa sheegay inuu dhammaanday khilaafkii ka dhashay go’aanki uu ka qaatay arrimaha Khaliijka…
Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle (Xaaf) ayaa wareegto ku soo saaray maqaamka ay yeelan doonto magaalada Cadaado oo ahayd…
Beesha Cadaado ayaa soo saartay Caawa go’aano adag oo ay ka qaadatay madaxweynaha Galmudug iyo madaxa xukuumadda maamulkaasi.
Magaalooyinka Dhuusamareeb & Cadaado ayaa la ciirciiraya wufuudii ugu badneyd ee u soo martisa taariikhdeeda iyadoo ay ku qulquleen, odayaal…
Kulan la doonayay in lagu xaliyo cabashada beesha Cadaado oo saaka dhex maray madaxweynaha Galmudug iyo waxgaradka beeshaasi ayaa lagu…
Madaxweynaha Maamul Gobolleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa saaka ka hadlay qaabka loo sii daayay C/raxmaan C/shakuur Warsame.
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa shirar xiriir ah oo 24-kii saac ee lasoo dhaafay ka socday magaalada Muqdisho si…
Madaxda Maamulka cusub ee Galmudug oo ka kooban Galmudug iyo Ahlu suna ayaa maanta Magaalada Muqdisho kula kulmay siyaasiyiin, xildhibaanno…
