Safiirada 15-ka dal ee Golaha Amaanka Q/Midoobay oo maanta socdaal maalin ah ku tegay magaalada Muqdisho ayaa la sheegay inay natiijo…
Browsing: Xasan Sheekh
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ugu hanjabay xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya inuu kala dirayo haddii aysan aqbalin in sid auu…
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si weyn uga hor yimid in Gobolka Banaadir uu xubno ku yeesho…
Kulan kedis ahaa oo aan hore loo qorsheyn ayaa magaalada Jabuuti ku dhex maray Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif…
Kulan gaara oo ku saabsan xil ka qaadis uu madaxweyne Xasan Sheekh ku sameeyay Guddoomiyihii Maxkamada Sare ee dalka Ceydiid…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeyb galay xaflad lagu dhaarinayey guddoomiyaha cusub ee Maxkamadda Sare…
Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa la sheegay inay maalgelineyso mar kaliya laba musharax oo ka mida kuwa ugu cadacad ee ku…
Iyadoo la galay xaaladda kala guurka ah ee dowladda Federaalka, isla markaana qarka loo saaran yahay doorashada xilalka sare ee…
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ku usgan Washington ee dalka Mareykanka ayaa sheegay inuu ka qeyb galayo doorashada dalka…
Taliyaha ciidamada Hay’add Nabad sugidda Soomaaliyeed ee NISA C/raxmaan Tuuryare ayaa ka hor tegay isla markaana joojiyay shir ay yeelan…
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka degay magaalada Khartoum ee dalka Suudaan oo socdaal rasmi uga bilowday. Wafdiga Madaxweynaha…
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xilli hore sii bilaabay ololaha musharaxnimadiisa madaxweynaha Soomaaliya oo uu doonayo inuu…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay howlgalki ay ciidamada Kumaandoosku ka fuliyeen deegaanno ka tirsan gobolka…
Madaxtooyada Soomaaliya, wasaaradda Warfaafinta iyo kooxda madaxweynaha Soomaaliya u qaabilsan Warfaafinta ayay ku qaadatay inay war ka sameeyaan oo ay…
Iyadoo magaalada Jowhar ay ku sugan yihiin inta badan odayaasha dhaqanka beelaha gobolka Hiiraan kadib heshiiskii magaalada Beledweyne ku dhex…
Madaxweynihii hore ee Puntland C/raxmaan Maxamed Faroole ayaa faahfaahin ka bixiyay wadahadalkii ay la yeesheen Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Cumar C/rashiid…
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa goor dhow ka degay magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan, isagoo wada isku…
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa la sheegay inuu ku sii jeedo Putland oo uu qorsheynayno Booqasho maalmo qaadaneyda oo…
Madaxweyne Xasan Sheekhoo ka hadlay dagaalka Alshabaab ka wado Puntland Madaxweynaha Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa markii ugu horeysay…
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan kula yeeshay xarunta madaxtooyada Wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya Francisco Madeira, kulankaasi looga…
