Maxkamadda racfaanka gobolka Banaadir ayaa burisay go’aankii uu garsooraha maxkamadda gobolka Banaadir uu ka gaaray dacwaddii loo haystay siyaasiga Cabdiraxmaan…
Browsing: Xeer ilaalinta
Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa sharci darro ku tilmaamay dacwadd ku socota ee taalla maxkamadda rafcaanka G/Banaadir, isagoo caddeeyay inuusan…
Iyadoo Berri loo balansan yahay mar kale in dib loo bilaabo dacwada loo heysto siyaasiga C/raxmaan C/shakuur ayuu soo saaray…
Iyadoo dhowaan uu madaxweynaha Soomaaliya xilkii ka qaaday Ku-xigeenkii Xeer Ilaaliyaha Qaranka Dr. Axmed Cali Abuukar ayaa warar kala duwan…
Xaalad aan caadi ahayn ayuu ku sugnaa guri uu Muqdisho ka deganaa Siyaasiga wasiirka hore soo noqday iyo musharaxa madaxweyne…
Maxkamadda Rafcaanka G/Banaadir ayaa waqti cusub u qabtay qaadista dacwad ciqaabeedka loo heysto C/raxmaan C/shakuur Warsame.
Kiiskii dacwadeed ee loo heystay siyaasiga C/raxmaan C/shakuur ayaa mar kale dib u soo laabtay, kadib markii Maxkamadda rafcaanka G/banaadir…
Xildhibaan C/saabir Nuur Shuuriye oo ka mida labada xildhibaan ee Xeer ilaalinta Qaranka ku soo eedeysay Qarandumis-nimada ayaa maanta si…
Ra’iisal wasaarihii hore ee xukuumadda Soomaaliya Cumar C/rashiid ayaa ka baaqsaday socdaal uu dib ugu laaban lahaa magaalada Muqdisho.
Siyaasiga C/raxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa afka furtay maanta isagoo dheegay in weerarkii lagu soo qaaday lagu doonayay in lagu khaarijiyo.
Daqiiqado kadib markii maxkamadda Gobolka Banaadir ay xoriyadiisa u celisay siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame oo xoriydiisa uu helay ayuu farriin…
Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa goor dhoweyd ku dhawaaqday in la sii daayay oo xoriyadiisa loo xeliyay siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame.
Waxaa goor dhoweyd Magaalada Muqdisho ka bilaabtay Maxkamadeynta Siyaasiga C/raxmaan C/Shakuur Warsame oo xalay damiin lagu sii daayay.
Madaxweynaha Maamul Gobolleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa saaka ka hadlay qaabka loo sii daayay C/raxmaan C/shakuur Warsame.
Wasiirka Arrimaha dibadda Soomaaliya Yuusuf Garaad Cumar ayaa ka hadlay dadaalkii dheeraa ee loo galay in lagu sii daayo siyaasiga…
Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame oo goor dhoweyd xabsiga laga sii daayay ayaa farriintiisii ugu horeysay soo dhigay baraha bulshada.
Maxkamadeyntii la filayay in galabta la hor keeno siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa dib u dhacday.
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya inay soo idlaatay maxkamadeyntii siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame oo galabta ka dhacday xarunta maxkamadda…
Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa Galabta la soo taagay maxkamadda Gobolka Banaadir, iyadoo loo heysto eedo dhowr ah.
Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame oo ka mida musharixiintii looga adkaaday doorashadii madaxweynaha Soomaaliya ee Febraayo 2017 ayaa ka fal celiyay…
