Waxaa maanta baaqday kulan ay Guddiga Joogtada Golaha Shacabka la yeelan lahaaWasiirka Amniga iyo Masuuliyiinta Hay’addaha Amniga, markii ay ka…
Browsing: xukuumadda
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa goor dhoweyd ku dhawaaqday in gebi ahaan la joojiyay muxaadaradii maalinta Berri oo Axad ah uu…
Wasiirka Maaliyadda xukuumadda Soomaaliya iyo Wasiirada Maaliyadda maamul Goboleedyada aayaa maanta shir uga furmay magaalada Kampala ee dalka Uganda, iyadoo…
Dowladda Soomaaliya ayaa war kasoo saartay dilkii maanta ka dhacay xarunta Xalane ee magaalada Muqdisho oo lagu dilay Marxuumad Almaas…
Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka ayaa ku dhawaaqay inay maanta yeelanayaan kulan wadajir ah oo aan hore loo arag, kaasoo…
Wasiirka Qorsheynta xukuumadda Soomaaliya Jamaal Maxamed Xasan ayaa ka hadlay mashruuc ku saabsanaa biyo xireen loo sameyn lahaa magaalada Beledweyne…
Xukuumadda Soomaaliya ayaa Baarlamaanka Federaalka u gudbisay xisaab-xirka miisaaniyadda sanadkii 2018 oo maanta ka mida ajendaha hor yaalla Baarlamanka Federaalka.
Xukuumadda Soomaaliya ayaa soo saartay xeerarka Aqoonsiga iyo Is-diiwaangelinta dadweynaha, taasoo hordhac u ah xeerka doorashada ee golaha wasiirada uu…
Dowladda Qatar ayaa deeq Gaadiid ah oo kala duwan soo gaarsiisay Xukuumadda Soomaaliya.
Dowladda Soomaaliya iyo Hay’adda UNDP ayaa maanta kala saxiixday heshiiska mashruuca la-qabsiga Cimilada oo ujeedkiisu yahay in dadka reer Miyiga…
Wasaaradda Warfaafinta Xukuumada Soomaaliya ayaa shaqooyinkii ka joojisay laba Hay’adood oo Warbaahinta ka shaqeeya, kana howlgala Soomaaliya.
Xukuumadda Soomaaliya ayaa si aan hore loo arag u bilowday olole warbaahineed oo ku saabsan mushaar kordhin ku-talagal ah oo…
Dawladda Soomaaliya ayaa jawaab ka bixisay hadal kasoo yeeray Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed oo hoggaaminaya Madasha Xisbiyada…
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa galabta u socdaalay dalka Fanasiiska, iyadoo la…
Dowladda Soomaaliya ayaa wada qorshe ay ku dooneyso inay dhammaan la wareegto maleeshiyada Ahlu Suna ee daacadda u ah hoggaamiyaha…
Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa fasaxday dhamaan shaqaalaha Dowladda maanta oo Sabti ah, iyadoo ujeedada fasaxa Shaqaalaha Dowladda lagu…
Wararka laga helayo Gobolka Gedo ayaa sheegaya in dowladda Soomaaliya ay la wareegtay ciidamadii maamulka Jubbalad ee ku sugnaa saddex…
Wasiirka Wasaaradda Amniga gudaha ee Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Abuukar Islaw (Ducaale ) ayaa maanta dhagax dhigay dhisme…
Xukuumadda Soomaaliya ayaa xil diblomaasiyadeed u magacawday wiil uu dhalay guddoomiyihii hore ee G/Banaadir C/raxmaan Cumar Yariisow.
Xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta la hor keenayaan xisaab-xirka sanadkii 2017 oo ahayd tii ugu horeysay ee ay ku…
