Xuseen Ceelaabe Faahiye oo ahaa Siyaasi ruugcaddaa ah iyo Wasiir hore ayaa ku geeriyooday qaraxii maanta ka dhacay magaalada Muqdisho,…
Browsing: xukuumadda
Wasaaradda Arrimaha dibadda Somalia ayaa jawaab ka bixisay tallaabooyinka ay dowladda Kenya qaadatay ee ay ku sii xumeyneyso xiriirka labada…
Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa goor dhoweyd ansixiyay Sharcigii Batroolka ee xukuumadda Soomaaliya ay u gudbisay.
Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maalinta berri ah lagu wargeliyey inuu jiro kulankii 16aad ee kalfadhiga 5aad oo…
Wasiirka Waxbarashada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya C/llaahi Goodax Barre ayaa ka noqday hadal shalay kasoo yeeray oo ku saabsanaa inuu fashilmay…
Guddiga ay wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Xukuumadda Soomaaliya u magacawday kala xulista shrkadaha Xajka ku howlan ayaa soo saaray qiimaha…
Waxaa geilnkii danbe ee maanta garoonka diyaaraddaha Aadan Cadde ee Muqdisho kasoo degay wasiirka cusub ee wasaaradda ganacsiga iyo warshadaha…
Maamulka Puntland ayaa mar kale ka hor timid Guddi ay magacawday xukuumadda Soomaaliya oo qaabilsan arrimaha xajka, kaasoo dhowaan ay…
Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) ayaa sharci darro ku tilmaamay in golaha wasiirada xukuumadda Soomaaliya uu ansixiyo Sharciga…
Maamulka Puntland ayaa si kulul uga hor yimid Sharciga Doorashada ee ay maanta ansxiiyeen Golaha Wasiirada Xukuumadda Soomaaliya, sida lagu…
Shirkii Golaha Wasiirada xukuumadda Soomaaliya oo ka socda xarunta Madaxtooyada ayaa lagu ansixiyey Sharciga Doorashooyinka iyo Sharciga Axsaabta Siyaasadda oo…
Waxaa maanta si lama filaan ah isu casilay Wasiirki warfaafinta xukuumadda Soomaaliya, Daahir Maxamuud Geelle oo muddo 11 bilood ah…
Ra’iisal Wasaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa shir isugu yeray Taliska Ciidamada Xoogga Dalka iyo Wasaaradaha Gaashaandhigga oo ay…
War kasoo baxay Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya Daahir Maxamuud Geelle ayaa goor dhoweyd xilkii looga qaaday Maareeyihii Hore Abwaan Cusmaan…
Shir aan caadi ahayn oo degdeg ah ayaa maanta la isugu yeeray Golaha Wasiirada Xukuumadda Soomaaliya, iyadoo warar kala duwan…
Siyaasiyiin iyo xildhibaano ku kacsan dowladda Soomaaliya oo ku shiray magaalada Nairobi ayaa soo saaray qodobo ay ku dhaliileen dowladda…
Wasiirka Maaaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya C/raxmaan Ducaale Beyle oo dhinaca kale ah ka mida dadka suugaanta wax ku darsada ee…
Shirkii Golaha wasiirada ee toddobaadlaha ahaa ayuu maanta gdudoomiyey Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre, iyadoo la shaaciyey…
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre iyo wafdigii uu hoggaaminayo oo maanta dib ugu soo laabtay Muqdisho ayaa…
Shirka Guddiga Amniga Xukuumadda ayaa looga hadlay xaaladda amniga ee dalka gaar ahaan adkaynta amniga caasimadda oo rabshado ay ka…
