Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya ayaa magacaabay saddex wasiir oo cusub, kuwasoo la buuxiyey xilalkooda kadib markii ay banneeyeen.
Browsing: xukuumadda
Shirkii Golaha Wasiirada xukuumadda Soomaaliya oo caawa ka socday magaalada Muqdisho ayaa soo gabagaboobay iyadoo looga hadlay xaaladda Amniga ee…
Ra’iisal wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya ayaa kulan gaara oo degdega isuu yeray xubnaha Golaha Wasiirada oo xilligan Caawa uu shirkoodu socdo.
Xukuumadda Soomaaliya ayaa guddoomiye cusub u magacawday Bankiga Dhexe ee Soomaaliya oo muddo sanad ah guddoomiye loo raadineyay markii ay…
Kulan la sheegay inuu ahaa kii afraad oo ay yeesheen Wasiirada Waxbarashada dowladda Federaalka iyo Dowlad Goboleedyada ayaa ka dhacay…
Xafladii furitaanka kalfadhiga shanaad ee Aqalka Sare ayaa maanta dib u dhac ku yimid kadib markii muddo saacad ka badan…
Guddiga Amniga ee Golaha Wasiirada u xil saaray la socodka iyo kormeerka howlgalladda Amniga ee ka socda magaalada Muqdisho ayaa…
Kulan degdeg ahaa oo ay yeesheen Golaha Wasiirada xukuumadda Soomaaliya ayaa goor dhoweyd soo gabagaboobay iyadoo Ra’iisul Wasaare Xasan Cali…
Dowladaha Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa kala saxiixday heshiis is-afgarad oo ku saabsan Horumarinta Xoolaha iyo Reer guuraaga, kaasoo ay soo…
Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Ducaale Beyle ayaa soo bandhigay diiwaangelinta ciidamada dowladda oo maanta jicmce ah ka socday magaalada…
Xukuumadda Soomaaliya ayaa War Cambaareyn ah kasoo saartay qarixii maanta ka dhacay magaalada Muqdisho oo dad ka badan 16 qof…
Madaxweynaha Galmudug ee fadhigiisu yahay magaalada Dhuusamareeb Axmed Ducaale Gelle Xaaf ayaa shaaciyey shuruudo uu ku xiray waanwaanta ay wado…
Wafdi uu hogaaminayo wasiirka arrimaha gudaha ee Soomaaliya Maxamed Cabdi Sabriye ayaa maanta tegaya Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug, halkaas…
Kulankii Golaha wasiirrada xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa maanta lagu ansixyay Istaraatiijiyadda iyo Qorshaha Dhab-u-heshiinta Qaranka oo ay soo diyaarisay wasaaradda…
Golaha Wasiirada xukuumadda Soomalaiya ayaa shirkoodii maanta ku ansixiyey soo jeedin ku saabsan Xil safiir oo loo magacaabayo madaxweynihii hore…
Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Ducaale Beyle ayaa codkiisa ku biiriyey muranka ka taagan mushaarka ciidamada xoogga dalka oo qaarkood…
Wasiirka Ganacsiga Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa si kulul uga hadaly ciidamada gadoodsan ee milateriga Soomaaliya ee sheegay…
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka SoomaaliyaXasan Cali Khayre ayaa kulan maanta Muqdisho kula yeeshay safiirrada dalalka Midowga Yurub u fadhiyamagaalada Muqdisho.
Wafdiga Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa maanta lagu martiqaaday degaanka loo dalxiis tago ee Goobweyn, halkaasoo uu…
Wasiirkii Dastuurka Xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Xoosh Jibriil ayaa la shaaciyay inuu ku geeriyooday dalka Imaaraadka Carabta.
