Labo ka mid ah shaqaalaha Xafiiska Ra’iisal Wasaare Xasan Khayre ayaa sabab layaab ah looga eryay shaqada. Arrintan ayaa ka…
Browsing: xukuumadda
Qorashe lagu doonayay isku-shandheyn lagu sameeyo Golaha Wasiirada ayaa dib loo dhigay kadib caqabado dhowr ah oo soo wajahay.
Ra’iisal Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa maanta ka dhoofay Garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho.
Wasaaradda Caafimaadka xukuumadda Soomaaliya ayaa soo saartay amar lagu furay dhaqaatiirta ajnabiga ah ee ka shaqeeya dalka inay is diiwaan…
Shirkii caadiga ahaa ee Golaha Wasiirada Xukuumada Soomaaliya oo uu shir-guddoominayey Ra’iisu Wasaare Xasan Cali Khayre, ayaa lagu ansixiyey Sharciga…
Kulan daba socda Shirkii Amniga Soomaaliya oo looga hadlayey xaaladda dalka iyo sidii ciidamada Soomaaliya xilka ugala wareegi lahaayeen AMISOM…
Waxaa maanta magaalada Cadaado gaaray wafdi ay dirtay xukuumadda Soomaaliya oo uu hoggaaminayo Wasiiru dowlaha Howlaha Guud ee xukuumadda Soomaaliya…
Shirka Golaha Wasiirrada Xukuumadda Soomaaliya ayaa joojineysa mushaarka ay ka qaataan shaqaale u diiwaangashan dowladda, balse aan wax shaqo ah…
Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Kheyre, ayaa maanta shir guddoomiyey kulanka Khamiislaha ah ee Golaha Wasiiradda Soomaaliya.
Dalada ay ku mideysan yihiin ururada aan Dowliga aheyn ee Soomaaliya (Somali N GO Consortium) ayaa Dowladda Federalka ku eedeeyay…
Wasaaradda Ganacsiga Xukuumada Soomaaliya ayaa shaacisay in xal ka gaaray khilaafkii ka taagnaa Rugta Ganacsiga Sooomaaliyeed ee wasaaradda ay qeybta…
Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ayaa xaflad casho-sharaf soo dhoweyn iyo sagootin iskugu jirtay ku kala maamuustay Wasiirka cusub…
Wasiirada cusub ee dhowaan uu magacaabay Ra’iisal wasaare Xasan Cali Kheyre ayaa goor dhoweyd lagu dhaariyey xafiiska Guddoonka Baarlamaanka ee…
Wasiirka cusub ee arrimaha dibadda Soomaaliya ayaa saaka soo gaaray magaalada Muqdisho, iyadoo lagusoo dhoweeyay garoonka diyaaradaha Muqdisho.
Ra’iisal Wasaarah xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Khayre oo ka hadlay sababta keentay inaan weli la magacaabin taliyeyaasha ciidamada Booliska iyo…
Wasiirka cusub ee Arrimaha gudaha Soomaaliya oo dhowaan xilka loo magacaabay ayaa la sheegay in lagu wareejinay kiiska siyaasiga C/raxmaan…
Wasiirka cusub ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Federaalka xukuumadda Soomaaliya ayaa saaka soo gaaray magaalada Muqdisho.
Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa wasiir cusub u magacaabay Wasaaradda Arrimaha dibadda Soomaaliya, iyadoo xilkaasi loo dhiibay danjirihii…
Wasiirkii hore Arrimaha Gudaha xukuumadda Soomaaliya Cabdi Faarax Juxa ayaa sheegay inuu warbaahinta ka maqlay xil ka qaadista lagu sameeyay,…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa wasiir cusub u magacaabay Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Federaalka.
