Jawaabta Xil-ka-Qaadisteyda Haddii aad qormadaan u akhrineyso in aad ka hesho war dowladda ama madaxda Qaranka dhaawaca fadlan halkan ku…
Browsing: xukuumadda
Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa xilalkii ka xayuubiyey saddex oo ka mida xukuumadiisa , isagoo…
Wasaaradda Maaliyada xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta qabtay bandhig si-muujin ah oo lagu soo bandhigay waxqabadka wasaaradda iyo guulaha ay gaartay.
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa ka hadlay dhaliilaha loo jeediyo xukuumaddiisa isagoo fariin wuxuu u diray Siyaasiyiinta…
Dowladda Soomaaliya ayaa ku dhaqaaqay tallaabadii ugu horeysay ee lagu diiwaan gelinayo xarumaha diinta ee gudaha dalka.
Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa ayaa faahfaahin ka bixiyeyhormarka ay gaartay xukuumadda uu hoggaamiyo intii ay…
Wasiirka Qorsheynta xukuumadda Soomaaliya oo ku sugan degaanada maamulka Puntland ayaa noqonaya wasiirkii ugu horeeyay ee xukuumadda federaalka ee booqda…
Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka oo u muuqda inuu la wareegay mid ka mida awoodaha madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo.
Xukuumadda Soomaaliya ayaa shaacisay qorshaha u degsan sanadka cusub ee 2018 ee ay doonbeyso inay fuliso.
Dowladda Soomaaliya ayaa heshiis la saxiixatay Bankiga Adduunka iyo Hay’adda Qaxootiga dalka Norway ee NRC, kaasoo wax looga qabanayo abaaraha…
Ra’iisal wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa mar kale maanta kormeeray Wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya.
Wasiirka Qorsheynta Magaalgahsiga iyo Horumarinta dhaqaalaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Jamaal Maxamed Xasan ayaa shaaciyay xilliga ay bilaaban doonaan mashaariicda…
Shirkii caadiga ahee ee Golaha Wasiirada ee Xukuumada Dawladda Federaalka maanta yeesheen oo uu shir-guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Mudane Xasan…
Wasiirka Dastuurka xukuumadda Soomaaliya ayaa si toos ah uga hor yimid amarkii ku celiska ahaa ee maanta kasoo baxay Wasiirka…
Miisaaniyaddii ay toddobaadkan ansixiyeen Baarlamanka Soomaaliya waxa ay la jaanqaadeysaa is bedelka dhinaca lacagaha ah ee ay sameysay dowladda markii…
Dowladda Itoobiya ayaa uu danbeyn xabsiga kasii deysaay Weriye Maxamed Aweys Muudeey (Boqorka Bartamaha) oo sanado ku xirnaa dalka Itoobiya.
Dowladda Soomaaliya ayaa war-saxafadeed yaab leh caawa kasoo saaray go’aankii dowladda Mareykanka ku joojisay taageeradii ay siin jirtay ciidamadda Xoogga…
Wasiir ka tirsan xukuumadda Soomaaliya ayaa dowladda Mareykanka ugu baaqay inay sii kordhiso duqeynta cirka ah ee ay ka wado…
Shirkii caadiga ah ee ee Golaha Wasiirada ee Xukuumada Dawladda Federaalka ayaa maanta ka dhacay magaalada Muqdisho.
Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Kheyre, ayaa maanta booqasho hambayo ah u tegay Xarunta Wasaaradda…
