Wasiirka Arrimaha Dibadda Dowladda Federaalka Soomaaliya Yuusuf Garaad Cumar ayaa looga yeeray Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya.
Browsing: Yuusuf Garaad
Dalka Soomaaliya waa mid ka soo kabanaya dagaal sokeeye. Geeridii, dhaawacii, qaxii iyo burburkii dagaalka sokeeye dartood, konton iyo toddoba sano…
Dowladda Somalia ayaa ka hadashay xiisadda kala dhaxeysa maamul-goboleedyada Somaliya ee ka dhalatay arrimaha khaliijka, iyadoo si kulul ugu jawaabtay…
Wasiirka Arrimaha dibadda Soomaaliya Yuusuf Garaad Cumar Axmed ayaa sheegay in wafdi uu hoggaaminayo oo hordhac u ah Ra’iisal wasaaraha…
Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya ayaa xafiiskiisa ku qaabilay arrime fuliyaha dalka Qatar u jooga Soomaaliya Xuseen Bin Xamza.
Xogta laga helayo xafiisyada Madaxtooyada iyo Ra’iisal wasaaraha Muqdisho ayaa sheegaya inay miiska saaran tahay isku shaandheyn lagu sameynayo Golaha…
Qoraal uu dowoladda Mareykanka u diray Wasiirka Arrimaha dibadda Soomaaliya ayaa la sheeciyay iyadoo lagu dalbaday taageero milateri iyo faragelin…
Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya Yuusuf Garaad Cumar Axmed ayaa ka hadlay weerarka ka dhacay degaanka Bariire ee dadka shacaba ah…
Wasiirka Arrimaha dibadda Soomaaliya oo maanta hortegay Golaha shacabka Baarlamaanka Federaalka ayaa iska difaacay su’aalo badan oo lagu weydiiyay kulanka.
Laba wasiir oo ka tirsan dowladda Soomaaliya ayaa wajahaya eedo iska horjeeda oo mid waliba loo heysto kiis ka horjeeda…
Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya ayaa laga gudbiyay mooshin loogu yeerayo inuu Golaha Shacabka hor tago.
Dowladda Soomaaliya iyo Dowladda India ayaa maanta heshiis ku kala saxiixday caasimadda India ee New Delhi.
Wasiirka arimaha Dibadda Soomaaliya Yuusuf Garaad Cumar ayaa gaaray dalka India, socdaalkiisii ugu horeeyay ee dalkaasi uu ku tago intii…
Magaalada Jubba ee Suudaanta Koofureed oo aan u tegey shir ay ku kulmeen Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee IGAD ayaa waxaa…
Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya Yuusuf Garaad Cumar ayaa sheegya inuu saaka Magaalada Muqdisho ku sugnaa, galabtana shir uga qeyb galay…
Wasiirka Arrimaha dibada Soomaaliya Yuusuf Garaad Cumar ayaa ka hadlay maxaabiista dowladda Itoobiya sii deysay ee caawa gaaray magaalada Muqdisho.
Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya Yuusuf Garaad Cumar ayaa sheegay in saldhigga Milateriga ee Turkiga ka dhisay Soomaaliya dhowaan albaabada loo…
Xalay waxaan u hoyday Ankara, caasimadda Turkiga. Caawa ayaan ka amba baxay.
Wasiirka Arrimaha dibadda Soomaaliya Yuusuf Garaad Cumar ayaa kulamo kula yeeshay magaalada Nairobi, danjireyaasha dalalka Midowga Yurub u qaabilsan Soomaaliya.
Safaaradda Soomaaliya ee Riyaad
