Hor-dhac (Preview): Ma garanaayo ilaa iyo haddatan la joogo oo muddo dheeri ka soo wareegatay sababta uu ninkaasi igu maagay,…
Browsing: Yuusuf Garaad
Warar kala duwan ayaa laga baahiyay in wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya laga saaray shirkii golaha wasiirada Soomaaliya ee habeenkii Khamiista.
Soomaaliya iyo Ethiopia – Billow Wanaagsan
Danjirayaasha Jarmalka, Talyaaniga iyo Imaaraadka Maanta waxaan Xarunta Wasaaradda Arrimaha Dibadda midba mar shir ugula yeeshay Danjiraha Talyaaniga u fadhiya…
Wasiirka Maaliyadda xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Ducaale Beyle ayaa noqday wasiirka iyo mas’uulka koowaad ee ugu adeegsiga badan baraha bulshada ku…
Wasiirka Arrimaha dibadda Soomaaliya Yuusuf Garaad Cumar Axmed ayaa maanta u dhoofay dalka Imaaraadka Carabta.
Xaflad xil wareejin tii ugu weyneyd ayaa maanta kadhacay xarunta wasaaradda arrimaha dibadda Soomaaliya.
Weligeey iskumaan deyin mas’uul la doortay sida Madaxweyne iyo Guddoomiye Baarlamaan ama mid la magacaabay sida Ra’iisal Wasaare iyo Wasiir…
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa kulan la yeeshay xalaya madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed oo ugu tegay Hotelka…
Muranka badda ee Soomaaliya iyo Kenya waa mid aad u muhiim ah. Waxay labada dal isku haystaan bad uu bedkeedu…
Diblomaasiyiin u badan kuwa shisheeye ee Muqdisho fadhiya iyo madax kale oo badan ayaan shalay ka mid ahaa oo lagu…
Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay ayaa waraaqihiisa aqoonsiga Danjirenimo ka guddoomay wakiilka cusub ee Soomaaliya u fadhin doona Q/Midoobay.
Xilli doorasho ayaa dalku ku jiraa. Caasimadaha Dowlad Goboleedyada iyo caasimadda dalkaba xoog ayaa looga dareemayaa.
Allah ha u naxariisto General Maxamed Cali Samatar wuxuu ahaa oday Soomaaliyeed oo in badan dalka u soo shaqeeyay.
Heesta Qooto Qooto waa sarbeeb Banaaddiri ah oo sarreysa. Waa sarbeeb haddana erayadeeda qaarkood waa ay qayaxan yihiin.
Cabdulqaaddir Xersi Yam Yam oo ahaa hal-abuur iyo mufakir, Allah ha u naxariistee wuxuu tiriyay hees
Tuk Tuk, Saddex-Lugooleey, Bajaaj, Bajaay iyo Rickshow midka aad doonto ugu yeer. Waa Taksi riqiis ah oo caasimado badan laga…
Magaalada Muqdisho ayaa galabta dad Soomaali ah, Muslimiin ah, oo soomman waxaa dilay lana dhintay dad kale oo aan iyaga…
Warar xog-ogaal ah ayaa sheegaya in Yuusuf Garaad Cumar Axmed oo dhowaan Golaha Wasiirada ay ansixiyeen inuu noqdo safiir loo…
Saxafiga caanka ah ee Soomaaliyeed Yuusuf Garaad Cumar Axmed oo siyaasadda si weyn ugu soo biiray markii uu isu soo…
