taliyaha Ciidanka Xoogga Gen. Maxamed Aadan Axmed ayaa amar kasoo saaray rasaasta au ridayaan ciidamada ee khalkhalka ka abuurtay caasimadda Muqdisho.
Isagoo si toos ah uga hadlayay TV-ga dowladda ayuu sheegay in rasaasta ay ridayaan Ciidanka Dowladda Federaalka ay ka soo horjeedo ammaanka, isla markaana ay hanti ugu fadhiyo umadda oo aan loo baahneyn.
Waxa uu sheegay in ciidamada milateriga ka baxaan magaalada , kuna laabtaan xerooyinkooda intii aan shaqo la ogyahay ku jirin.
Ciidamada dowladda ayaa rasaas ku asqeysiiyay hawada iyagoo u dabaaldegaya madaxweynaha cusub ee la doortay Maxamed C/llaahi Farmaajo.
DHAGEYSO
Wadani.com