Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Wednesday, July 2
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Taliyaha Nabadsugidda Tuuryare oo amar la yaab leh ku soo rogay Warbaahinta Muqdisho (Dhageyso)

    Taliyaha Nabadsugidda Tuuryare oo amar la yaab leh ku soo rogay Warbaahinta Muqdisho (Dhageyso)

    May 3, 2015Updated:May 3, 20152 Mins Read Somali
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Taliyaha NISA oo War-saxaafadeed kasoo saaray dilka horjooge sare
    Taliyaha Nabad-sugidda C/raxmaan Tuuryare
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Taliyaha Hay’adda nabadsugidda Soomaaliyee C/raxmaan Maxamed Tuuryare ayaa amar la yaab leh ku soo rogay Warbaahinta gudaha isagoo u sheegay in wixii maanta (3 May 2015) ka danbeeya aanay adeegsan karin magaca “Alshabaab” ee loogu yeero kooxda Shabaab Almujaahidiin, isagoo ku maray saxaafadda inay kooxdaasi ugu yeerto magaca ay iyagu u bixiyeen ee ah “UGUS” -Ururka Gumaadka umadda Soomaaliyeed.

    Taliyaha Nabad-sugidda C/raxmaan Tuuryare
    Taliyaha Nabad-sugidda C/raxmaan Tuuryare

    Dhageyso codka Taliyaha

    http://www.radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2015/05/CODKA-TALIYAHA-NABAD-SUGIDA-TUURYARE.mp3

    [ad name=”HTML-1″]

    Hadalkan ayuu Taliye Tuuryare ka sheegay xaflad maanta ka dhaceysay Hotelka Jazeera ee magaalada Muqdisho oo lagu xusayay maalinta warbaahinta caalamka ee 3-da May, waxaana xuskaasi soo wada qabanqaabiyay Wasaaradda Warfaafinta dowladda Federaalka, ururka NUSOJ iyadoo uu ay maalgelisay hay’adda VIKIS ee qaabilsan horumarinta saxaafadda dalka Finland.

    Arrintan ayaa dhibaato hor leh ku noqoneysa saxaafadda gudaha dalka ka shaqeysa iyadoo hore nabadsugidu ay amarro xarig ah la daba joogtay warbaahintii wareysata mas’uuliyiinta kooxda Alshabaab, sida ku dhacday Idaacadda Shabelle.

    Muranka ku saabsan magac bixinta iyo waxa loogu yeerayo kooxda Alshabaab waxay soo taxneyd muddo ka badan 5 sano, iyadoo la xusuusto amarkii Alshabaab ku soo rogtay warbaahinta ee ahaa inay ugu yeeraan: “SHABBAAB ALMUJAAHIDIIN”.

    Waxaa la yaab lahayd in xaflad loogu talogalay xoriyadda saxaafadda oo hay’ad reer Galbeed ah ay maalgelineyso looga dhawaaqo amarkan saxaafadda lagu xakameynayo, waxayna tani weji gabax ku tahay ururka NUSOJ iyo Wasaarada Warfaafinta dowladda Federaalka.

    [ad name=”HTML”]

    [ad name=”HTML-6″]

     

    Tuuryare Warbaahinta
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleSHIRKII GAROWE: MADAL LAGU BARTAY DAMACA PUNTLAND (FAALLO)
    Next Article Ciidamo Mareykanka ah oo arrimo la yaab leh ka sameeyay imaanshihii John Kerry ee Nairobi

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo