Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 26
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Dhaqaalaha»Ganacsiga»Telefishinka Aljazeera oo Barihiisa bulshada ka saaray Warbixin lid ku ahayd Shirkadda Dahabshiil

    Telefishinka Aljazeera oo Barihiisa bulshada ka saaray Warbixin lid ku ahayd Shirkadda Dahabshiil

    March 22, 2019Updated:March 22, 20192 Mins Read Ganacsiga
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Sarkaal ka tirsan Shirkadda Dahabshiil Group ayaa sheegay inay Madaxda TV-ga Aljazeera ee xaruntiisu tahay magaalada Doha ee Dalka Qatar ay garwaaqsadeen inay barahooda Bulshadda ee qeybtooda Laanta Afka Carabiga ee Aljazeera  ka saaraan Warbixintaas lidi ku ahayd Shirkadda Dahabshiil, ku eedeynatsat in ku lug lahayd heshiiskii Shirkadda DP World ee dekadda Berbera.

    Dahabshiil ayaa sheegtay in Maamulka Dahabshiil qoraal cabasho ah u qoreen Maamulka Sare ee Telefishinka Al-jaziira oo ku aadan Barnaamij bishan March 17-dii  laga sii daayey Qeybta Craabiga ee Telefishinka, kaasoo loogu magac daray “Almasaafa Sifrr”, oo laga diyaariyey Hardanka Dekeddaha ee ka socda Geeska Afrika.

    Qeybtii ku saabsaneyd Dahabshiil ayaa laga saaray warbixin Barnaamijkaasi ku jirtay ee ay ka dacwootay Shirkadda Dahabshiil, iyadoo Shirkadda Dahabshiil ayaa hore u soo saratay qoraal ay ku beenisay xogaha ku soo arooray Barnaamijka loogu magac daray “Almasaafa Sifrr” ee ay soo jeedisay weriyaha ka tirsan telefishanka Aljazeera ee Salaam Hindawi.

    Qoraalka Dahabshiil u dirtay Maamulka Telefishinka Aljazeera waxaa lagu xusay in baahinta Barnaamijkaasi xambaarsanaa Eedeymo laga been abuuray, kuwaasoo gebi ahaan ahaa Sharaf-dil iyo weerar ku shaa shirkadda ganacsi oo lagu eedeeyay ku lug lahaanshaha arrimo Siyaasadeed oo u muuqda kuwo ay dabada ka riixayso arrimo la xiriira Siyaasad degaameed (Geopolitical reasons).

    Qoraalka Dahabshiil waxaa lagu muujiyey inaysan Aljazeera siinin Dahabshiil xuquuda jawaabta iyo fal-celinta ka hor intaysan Aljazeera baahinin Barnaamijkaasi. waxaa kaloo qoraalka lagu sheegay haddii ay Aljazeera telefoonka kula soo xiriiri lahaayeen Dahabshiil in laga fogaan lahaa Qaladaadka iyo Been Abuurka badan ee ku jiray Warbixintaasi

    Dahabshiil ayaa sheegtay inay tahay shirkad Ganacsi oo Caalami ah oo si gaar loo leeyhaay, oo u adeegto Bulshadda Caalamka, isla markaana aan ku lug  lahayn Siyaasado Dowladeed ama Kooxeysi Siyaasadeed.

    Muuqaalka Barnaamijka “المسافة صفر- حرب الموانئ” ee ku jiray Youtube-ka ayaa laga saaray ku dhowaad 3 daqiiqo oo ku saabsaneyd shirkadda Dahabshiil [Ka daawo halkan marka laga bilaabo:- 38:31].

    Dhinaca kale Bogga Aljareera.net ee Barnamijka ayaa guud ahaan laga saaray muuqaalkii ku jiray, iyadoo aanu telefishanka ka bixin wax faahfaahin ah arrintan.

    XOG: Aljazeera TV oo soo Bandhigay Heshiiskii Imaaraadku kula wareegay Dekadda Berbera & Doorkii Dahabshiil [DAAWO]
    Aljazeera Dahabshiil المسافة صفر
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleIska hor imaad Muqdisho ku dhex maraya Askar ka wada tirsan Ciidamada dowladda & wararkii..
    Next Article Haweenka New Zealand oo xijaab wada xirtay & Ra’iisal Wasaaradda oo Xadiis ku furtay Baroordiiqda [Sawirro]

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo