Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 26
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Xukuumadda»Hiigsiga cusub»Tirada dadka Soomaalida 2013-2014 oo la shaaciyay & Maamul goboleedyo ka hor yimid

    Tirada dadka Soomaalida 2013-2014 oo la shaaciyay & Maamul goboleedyo ka hor yimid

    May 26, 20152 Mins Read Hiigsiga cusub
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Wasaaradda Qorsheynta Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya ayaa maanta  soo bandhigtay  sahan qiyaaseed muujinaya tirada dadka Soomaaliyeed ee ku nool dhulka Jamhuuriyadda Soomaaliya, iyadoo tiro-koobka uu yahay kii ugu horeeyay oo la qaaday muddo 40 sano ku dhow.

    sur02

    Munaasabad ka dhacday magaalada Muqdisho ayay wasaaraddu ku sheegtay  natiijo ka soo baxday xog-ururin tirakoob la qaaday 2013 iyo 2014 oo ay si wadajir ah isaga kaashadeen Wasaaradda qorsheynta, maamul goboleedyada iyo hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan dadweynaha ee UNFPA. Xog ururinta oo lagu saleeyey 18-kii gobol ee Soomaaliya ka koobneyd ka hor dagaaladii sokeeye waxayna natiijadii noqotay in tirada dadka Soomaalida ay tahay 12-milyan.

    Wasiirka qorsheynta iyo iskaashiga caalamiga ah  Cabdiraxmaan Yuusuf Cali ayaa sheegay in sahankan ay ku ogaadeen, in 74% shacabka Soomaaliyeed ay da’doodu ka hooseyso 30 sano, halka 10% ay yihiin dad gudaha dalka ku barakacay.

    Maamulada dalka ka jira ayaa intooda badan ku gacan seyray tirada ka muuqata tirakoobkan cusub oo lagu qaaday sahan dhinaca hawada ah ee aan ahayn mid dadka si caadi ah loo tiriyay,  waana qaab ka mida siyaabaha dadka loo tirakoobo.

    Gobolka Banaadir ayaa dadka ku nool wuxuu tirakoobku sheegayaa inay 1,650,277 oo micnaheedu yahay in caasimada ya ku nool yihiin dad wax yar ka badan Milyan iyo Bar, iyadoo taasi meesha ka saareyso warar hore oo caasimada dadka ku nool lagu sheegi jiray 2 ilaa 3 milyan oo ruux. Sidoo kale waqooyi galbeed oo Hargeysa ku jirto ayaa dadka ku nool lagu sheegay wax in yar ka badan 1,200,000. Halka  gobolka Bari oo dhan oo Boosaaso ay ku jirto dadka ku nool lagu qiyaasay dad in yar ka badan 700,000.

    Wasiirka qorsheynta ayaa hore u sheegay in maamulada dalka ka jira sida (Somaliland iyo Puntand) ay diideen markii loo bandhigay tirakoobkan iyagoo ku dooday in dadkoodu ka badan yahay inta tirakoobka sheegayo.

    sur01

    Wadani.com

    [ad name=”HTML-1″]

    [ad name=”HTML-6″]

    C/raxmaan Ceynte Tirakoobka dadka Somalia UNFPA
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous Article7 ka mida saraakiil ku eedeysnaa qarixii Hotel SYL oo dembi lagu waayay iyo afar kale oo weli xiran
    Next Article SAWIRO: Soo dhoweyntii Ra’iisal wasaaraha ee Magaalada Kismaayo

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo