Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Sunday, June 29
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Caalamka»Tirada Weriyeyaasha Somaliya iyo Caalamka lagu dilay muddo 20 sano ah oo la shaaciyey

    Tirada Weriyeyaasha Somaliya iyo Caalamka lagu dilay muddo 20 sano ah oo la shaaciyey

    December 31, 2022Updated:December 31, 20222 Mins Read Caalamka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Sida ay shaacisay Hay’adda Saxafiyiinta aad xuduuda lahayn ilaa 1,700 Saxafi ayaa lagu dilay caalamka 20-kii sano ee lasoo dhaafay, tiradaas oo celcelis ahaan noqoneysa in la dilay inka badan 80 sanadkii.

    Warbixintan ayaa waxaa daabacday hay’adda suxufiyiinta aan xuduudda lahayn ee ‘Reporters Without Borders’ oo fadhigeedu yahay magaalada Paris ee dalka Faranksiiska, iyadoo 20-kii sano ee u dhexeeyay 2003 iyo 2022 ay ahaayeen sanadihii ugu dhibka badnaa saxafiyiintaa, maadaama la dilay suxufyiinta heysta xaqa wargalinta iyo kuwa u ololeeya xaquuqda warbaahinta.

    “Tiradan waa wejiyada, shakhsiyaadka, kartida iyo dadaalka kuwa naftooda ku bixiyay xog ururinta, raadinta runta iyo xiisaha ay u qabaan saxaafadda,” ayuu yiri xoghayaha guud ee RSF Christophe Deloire.

    Ciraaq iyo Suuriya waxay ahaayeen dalalka ugu khatarta badan ee ay ka shaqeeya suxufiyiintu, iyaoo lagu dilay “isku geyn 578 wariye 20-kii sano ee la soo dhaafay, ama in ka badan saddex meelood meel tirada guud ee caalamka lagu dilay,” ayay tiri hay’adda RSF.

    Waxaa ku xiga Mexico (125 lagu dilay), Filibiin (107), Pakistan (93), Afghanistan (81) iyo Soomaaliya (78). Dilalka weriyeyaasha ee Soomaaliya ayaa soo bilowday sanadkii 1991 markii ay dhacday dowladii Kacaan, dalkuna uu galay dagaallo sokeeye.

    Sanadihii ugu dhimashada badnaa ayay RSF ku sheegtay inay ahaayeen 2012 iyo 2013, “sabato ah dagaalka Suuriya”, iyada oo warbixintu ay sheegtay in sannadkii 2012 ay dhaceen 144 dil iyo 142 dil sanadkii ka dambeeyey ee 2013.

    Laakiin dhimashadu mar kale ayay korortay 2022 qayb ahaan, sababo la xiriira dagaalka Ukraine. 58 wariye ayaa la dilay iyagoo shaqadooda gudanaya, iyadoo sanadkii 2021-kii ay ahaayeen 51 wariye.

    Siddeed Suxufi ayaa lagu dilay dalka Ukraine tan iyo markii uu Ruushka galay duulaanka bishii February. Tani waxay is barbardhigtay wadar ahaan 12 dhimasho oo warbaahineed oo halkaas ka dhacay 19-kii sano ee la soo dhaafay.

    Ukrain ayaa hadda ah dalka ugu khatarta badan qaaradda Yurub dhanka warbaahinta, marka laga reebo Ruushka dhuqidhiisa oo 25-kii sano ee lasoo dhaafay lagu dilay 25 wariye.

    RSF Somalia weriye la dilay Weriyeyaasha la dilay
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleSiciid Deni oo shaaciyey inay Dadka reer Sool ka taageerayaan Dhinaca Difaaca (Akhriso)
    Next Article Ciidamada Hay’adda NISA iyo Haramcad oo loo dhaqaajiyay Gobolka Sh/Hoose

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo