Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Saturday, June 28
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Federaalka»TOOS: Doorashada Guddoonka Baarlamaanka Galmudug oo ka socota Cadaado

    TOOS: Doorashada Guddoonka Baarlamaanka Galmudug oo ka socota Cadaado

    June 27, 2015Updated:June 27, 20153 Mins Read Federaalka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Waxaa si toos ah uga socota xarunta Hoolka madaxtooyada magaalada Cadaado doorashada guddoonka Baarlamaanka Galmudug, waxaana wareega koowaad ku loolamaya xubnaha kala ah:

    shirka cadaado

    Jagada Gudoomiyaha Baarlamaanka .
    1- Musharax Cabdullahi Asparo
    2-Musharax Cabdirisaq Xuseen Maxamuud
    3-Musharax Cali Gacal Casir

    Jagada Guddoomiye ku xigeenka koowaad
    1-Musharax Cabdullahi Xirsi Maxamed
    2-Musharax Xareed Maxamed Xareed 

    Guddoomiye ku xigeenka Labaad

    1-Musharax Maxamed Axmed Maalin

    Waxa socota doorashada iyadoo xildhibaanada maamulka cusub ee Galmudug ay codka u dhiibanayaan si qarsoodi ah, doorashada oo si qosheysan oo qurux badan u socota, wixii kas oo baxa natiijo ah kala soco halkan insha Allaah…

    11:45:   Waxaa hadda soo idlaaday codeyntii koowaad iyo wareegii koowaad ee guddoomiyaha Baarlamaanka, wakiilada musharixiinta ayaa loo yeeray oo goobjoog ka noqonaya tirinta codka. Waxaa la furay sanduuqii lagu codeeyay…

    11: 50:  Iyadoo tirinta codka ay socoto ayaa sidii la filayay waxaa ugu cadcad Cali Gacal iyo C/llaahi Aasparo laakiin waxaad moodaa inuu codad badan yahay C/llaahi Maalin Gaafow.

    11:02:  Waxaa soo gabagaboobay tirintii codadka xildhibaanada ee doortay Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug. waxaana la filayaa in natiijada rasmiga ah la shaaciyo.

    12:00:  Inta tirada rasmiga ah laga shaacinayo waxaan akhristayaasha la wadaageynaa tirinta Wadani.om oo sheegeysa sida soo socota, waxaa codeysay 84 xildhibaan:

    musharixiin guddoonkaJagada Gudoomiyaha Baarlamaanka wareega koowaad.
    1- Musharax Cabdullahi Asparo                                     38
    2-Musharax Cabdirisaq Xuseen Maxamuud               11
    3-Musharax Cali Gacal Casir                                          35

    Loolanka ugu adag wuxuu u dhaxeeyaa C/llaahi Aasbaro iyo Cali Gacal Casir

    Akhri Yaa noqonaya Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug? (Ololihii ugu danbeeyay ee Cadaado)

    12: 06  Si rasmi ah ayaa loo shaaciyay natiijadii aanu hore u soo sheegnay, waxaana guddoonka Baarlamaanka ee KMG ah uu caddeeyay in wareeg labaad loo gudbayo iyadoo ay isugu soo hareen labadii musharax ee la filayay inay isugu soo haraan;

    Jagada Gudoomiyaha Baarlamaanka wareega labaad.
    1- Musharax Cabdullahi Asparo                                     38
    3-Musharax Cali Gacal Casir                                          35

    12: 10 Wareega labaad ayaa hadda si toos ah u bilowday, wuxuuna  u muuqdaa inuu heli doono musharixii cod bata, waxaana socda doorasho aad u adag oo aan waxba la iskula harin wadahadalka iyo dhaqdhaqaaquna badan yahay.

    12: 45: Waxaa bilowday tirinta codadka wareega labaad

    13:00: Waxaa jagada guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug ku guuleystay Cali Gacal Casir oo ahaa xildhibaan hore.

    Jagada Gudoomiyaha Baarlamaanka wareega labaad.
    1- Musharax Cabdullahi Asparo                                     36
    3-Musharax Cali Gacal Casir                                          48

    Waxaa cod hal dheeri ah ku helay Cali Gacal Casir, waxaana laga guuleystay musharaxii C/llaahi Aasparo oo ay wateen kooxda Damjadiid.

    Wariirka Arimaha Gudaha ee Dowladda Federaalka C/raxmaan Odayaa oo ka hadlay shirka kadib doorashada Guddoomiyaha Baarlamaanka ayaa sheegay in Shaqadii Guddiga Doorashooyinka ay ku egtahay maanta, isla markaana uu howsha sii wadi doono Guddoomiyaha Cusub ee Baarlamaanka Galmudug Cali Casir. Wuxuu kaloo intaas ku daray in doorashada Madaxweynaha Galmudug ay dhici doonto 4-ta Bisha July ee soo socota.

    Shirka ayaa hadda galay hakad yar, iyadoo la isugu soo laaban doono doorashada guddoomiye ku xigeenka labaad ee Baarlamaanka Galmudug.

    Wadani.com

    [ad name=”HTML-1″]

    Cadaado DOORASHADA GALMAUDUG Galmudug
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleYaa noqonaya Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug? (Ololihii ugu danbeeyay ee Cadaado)
    Next Article Maxaad ka taqaan Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug Cali Gacal Casir?

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo