Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Monday, June 30
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»BREAKING NEWS»TOOS: Doorashada Senatoorada Aqalka Sare ee Galmudug iyo Natiijada Codeynta

    TOOS: Doorashada Senatoorada Aqalka Sare ee Galmudug iyo Natiijada Codeynta

    August 12, 2021Updated:August 12, 20212 Mins Read BREAKING NEWS
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Waxaa si toos ah magaalada Dhuusamareeb ka socota doorashada senatoorada Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, iyadoo maanta la dooranayo 6 kursi oo ay u tartamayaan 12 Musharax.

    Kursiga 1-aad: Musharixiinta ugu horeyn ka hor hadlay Baarlamaanka Galmduug ayaa kala ahaa:

    1- Siciid Siyaad Shirwac

    2- Maxamed Daahir Maxamed

    Waxaa mid waliba la siiyey muddo shan daqiiqo ah oo uu waxqabadkiisa kusoo bandhigo, waxaana ka muuqatay goobta buuq badan markii uu hadlayey musharax Maxamed Daahir oo loo arko nin aan saameyn lahayn.

    Kursiga 2-aad:

    Waxaa u sharxan oo ku tartamaya Musharixiinta kala ah:

    1- Senotar Yuusuf Geelle Ugaas

    2- iyo Daahir Faarax Fiidow

    Yuusuf Geelle ayaa u sheegay Baarlamaanka Galmduug inuu ka mid yahay kooxda Waayo-arag ee madaxweynaha Galmudug ka mid yahay, isla markaana ay u baahan tahay Galmudug waayo-aragnimadiisa.

    “Waxaan rabay sanadkan inaan aado Golaha Shacabka, laakiin Madaxweynaha Galmudug ayaa iga diiday oo ii sheegay inaan la iiga maarmin Aqalka Sare..” ayuu yiri Yuusuf Geelle Ugaas oo codsaday in codka la siiyo.

    Musharax Daahir Faarax ayaa u sheegay Baarlamaanka Galmudug inuu yahay musharax sax ah oo ay dhageystaan, laguna buuqin sidii musharixii hore.

    Kursiga 3-aad:

    Waxaa ku tartamaya oo kursigan u taagan:

    1- Cabdi Axmed Dhuxulow

    2- Iyo Nuur Xasan Guutaale

    Musharax Cabdi Dhuxulow oo mar labaad doonaya in xilka loo doorto ayaa Baarlamaanka Galmudug ka codsaday inay codkooda siiyaan

    Musharax Nuur Xasan Guutaale oo ah musharaxa ugu shactaradda badnaa khudbad jeedinta ayaa sheegay inuu yahay halgamaa, isla markaan ay Shabaab ku go’doomisay degmada Ceelbuur oo uu guddoomiye ka ahaa, wuxuuna si kaftan leh u yiri: “Waaya arag ayaan is heynaa, waxaan kala helnaa ayaan leenahay”

    Kursiga 4-aad:

    Waxaa ku tartamaya oo lagu qoray laba haween ah oo kala ah:

    1- Samsam Daahir Maxamuud

    2- Farxiyo Maxamed Guure

    Samsam oo mar labaad dooneysa in xilkaasi loo doorto iyo gabadha la tartameysa ayaa xildhibaannada Baarlamaanka ka codsaday inay codkooda siiyaan

    Kursiga 5-aad:

    1- Cabdixakiin Macalin Maxamed

    2- Ismahaan Cabdi Xuseen.

    Xildhibaan C/xakiin ayaa laga soo wareejiyey Golaha Shacabka, isagoo u tartamaya Aqalka Sare, arrintaas oo uu ka shaqeeyay Madaxweynaha Galmudug si la isku weydaariyo kuraasta ay beesha xildhibaanka ku lahayd labada Aqal.

    WAA SOCOTAA…

    Aqalka sare Doorashada Doorashada Aqalka Sare Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleDEGDEG: Baarlamaanka Galmudug oo ka noqday Qodobkii ay ku diideen Doorashada Gacantaagga
    Next Article Galmudug oo Lix Senator kusoo saartay Gacantaag! (Dhegay iyo Dhegdheer oo mar kale soo laabtay)

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo