Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa khudbad ka jeedinaya munaasabadda furitaanka kalfadhiga shanaad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo hadda ka socota Dugsiga Sare ee Booliska Jen. Kaahiye.
Waxaa munaasabadda ku sugan madaxda Baarlamaanka, Ra’iisal wasaaraha iyo xildhibaannada Golaha Shacabka, iyadoo uu madaxweyne Farmaajo ka hadli doono arrimo kala duwan.
HOOS KA DAAWO


