Waxaa maalintii labaad xarunta Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ka socda khudbad jeedinta musharaxiiinta u taagan xilka Guddoomiyaha Baarlamaanka.
Musharixiinta maanta khudbooyinkooda jeedinaya ayaa kala ah:
Xil. Sharif Sheik Maye
Xil. Mohamed Mursal Sheikh Abdirahman
Xil. Sharif Mohamed Abdalla Hussein
Xil. Mohamud Moalim Yahya
Xil. Iman Abdullahi Ali
HOOS KA DAAWO