TOOS: NEW YORK. 1 Jan 2019 – Report of the Secretary-General on Somalia (S/2018/1149) UN Assistance Mission in Somalia (UNSOM)
Golaha Amniga Q/Midoobay ayaa hadda leh kulan ku saabsan Soomaaliya, waxaana khudbado ka jeedinaya wakiilka Midowga Afrika Francios Madeira iyo Wakiilka xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Nicholas Haysom.
HOOS KA DAARO – LIVE