Waxaa maanta ka furmay Xarunta New York shirka 76-aad Golaha Guud ee Qaramada Midoobay oo madaxda caalamka ay khudbado ka hor jeediso.
Madaxda ka hadlay furitanka shirka waxa ka mida Madaxweynayaasha Mareykanka, Iiraan, Turkiga iyo qaar kale, waxaana xilli danbe la flayaa in laga shido khudbadda Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo oo iyadoo duuban loo gudbiyey, sida ay yeelaan madaxda ana shirka ku sugneyn.
HOOS KA DAARO MUUQAALKA TOOSKA AH EE XARUNTA Q/MIDOOBAY
