Waxaa magaalada Muqdisho ka socota munaasbad loogu dabaaldegayo Sanadguurada 75-aad ee aasaaska Booliiska Soomaaliyeed oo ku beegan 20-ka December oo ka dhaceysa Koonis Stadium Koonis, degmada C/casiis ee magaalada Muqdisho.
Munaasabadda waxaa ka qeyb galaya madax uu ka mid yahay Madaxweyne Farmaajo, wasiirka Amniga, taliyeyaasha ciidamada iyo madax kale, waxaana halkaasi gaado-ka-cayaar iyo fantasyo ku soo bandhigaya Degmooyinka Gobolka banaadir iyo ciidamada Booliska.
TOOS U DAAWO