Madaxweynaha Soomaaliya iyo wafdigiisa ayaa ka qeyb galaya Xaflad soo dhoweyn ah oo loogu sameeyay Beerta Rays ee magaalada Boosaaso.
Waxaa Qado sharafta u sameeyay Ugaas Xasan Ugaas Yaasiin oo ka mid ah Isimada Gobolka Bari ee Puntland.
HOOS KA DAAWO