Browsing: Xog cusub
Kooxda Ahlu suna ee Gobollada Dhexe ayaan caan ku ahayd 10 sano ka badan inay hadba la falgasho dowladihii isaga…
Waxaa malaintii labad dagaal lagu hoobtay oo qasaare badan dhaliyey ka socdaa magaalada Guriceel ee Gobolka Galgaduud, iyadoo aanu wax…
Taliye Xijaar ayaa ciidamadan ka qortay beesha uu kasoo jeedo, waxaana uu doonayey in loo tababarro ciidamada Booliska
Soomaaliya waxay heshay 75% xuduudsii Badd ee la isku heystay ayuu yiri Paul Reichler oo ka mid ahaa Qareenada waaweyn…
Amiirka dalka Qatar Tamim Bin hamad Altahani ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliyaiyo wafdiga la socda oo…
Beesha Caalamka ayaa markii ugu horeysay ka hadashay khilaafka ka taagan cidda hoggaamineysa Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka ee NISA.
Wuxuu mar ahaa siyaasiga ugu weyn ee taageersan, mar kalena wuxuu noqday hoggaamiyaha xisbiga aan dhalan ee Nabad iyo Nolol,…
Awood qeybsiga beelaha ee 4.5 aya saameyn ku leh sida loo qeybsaday kuraasta Aqalka Sare ee Gobollada Waqooyi oo ay…
Mid ka mida Aqoonyahannada mucaaradka ahaa ee sida uga hor yimid dowladii uu hogaaminayey Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaday ee Maxamed…
Ergada kasoo jeeda Somaliland waxaa ka muuqatay inaysan badankooda taageerin musharixiinta u calaamadeysaa inay taageero ka helayaan Farmaajo.
AMISOM ayaa warbixin ka qortay socdaalkii uu Taliyaha Ciiddanka Dhulka ee Uganda (CLF), Sarreeye Guud, Muhoozi Kainerugaba, ku yimida Soomaaliya…
Hay’adda Nabadsugigga iyo Sirdoonka ee NISA waxaa tan iyo dowladii Kacaank ahayd hay’ad aanu sharcigu qaban oo nidaamka markaasi joogaa…
Wadahadalkii u socday guddiyo ka kala socday Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday ee Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Ra’iisal wasaaraha Xukuumadda Xilgaasiinta…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa kulan agaasimihii hore ee Hay’adda NISA ugu yeeray taliyeyaasha ciidamada Dowladda Federaalka oo ka…
Wararka laga helayo Madaxtooyada Soomaaliya ayaa sheegaya inuu weli socdo dadaal lagu doonayo in xal loogu helo khilaafka adag ee…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa dagaal xoog leh u galay inuu iska difaaco laba Qodob oo halis…
Kulan ay soo qabanqaabiyeen xubno ay isku dhow yihiin Madaxweynaha Galmudug ayaa xalay dhex maray Ra’iisal wasaare Maxamed Xuseen Rooble…
Taageerayaasha madaxweyne ku xigeenka Hirshabeelle Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed) ayaa xalay fowdo iyo qalalaase ku joojiyay doorshada kursi ka tirsan…
