Browsing: Xog cusub
Waxaa maanta magaalada Jabuuti ka furmaya wadahadallo heer sare ah oo dhex maraya madaxda dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Soomaaliland, iyadoo…
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Cabdi Xaashi C/llaahi ayaa la sheegay inuu iska diiday Dalab uga yimid Madaxweyne Maxamed…
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa lagu wadaa inuu qaato go’aan yaab leh oo isbedel ku keenaya mowqif…
Shir muhiim ah oo noqon doona kii ugu weynaa ee arrimaha Soomaaliya iyo Somaliland ayaa la filayaa inuu dhowaan ka…
Waxaa soo shaac baxaya qorshe in muddo ah la karinayey oo u ku saabsan midpw cusub oo dhex maraya Soomaaliya…
Waxaa fashilmay qorshe uu watay Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo, kuna doonayey inuu kulan la yeesho Madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya Shariif…
Waxaa dhowaan fashil ku dhammaaday shirar khadka Isgaarsiinta ku dhex maray Xogheynta Madaxooyada Soomaaliya iyo mas’uuliyiin ka socotay madaxweynayaasha Maamul…
Guddoonka laba Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Mursal C/raxmaan iyo Cabdi Xaashi C/llaahi ayaa bilaabay qorshe ka dhan ah Madaxweyne…
Madaxtooyada Soomaaliya ayaa xalay xilli danbe faragelin ku sameysay xafladda furitaanka Kalfadhiga 7-aad ee labada Aqal ee Baarlamaanka oo loo…
Guddoomiyaha Guddig Qaran ee Doorashooyinka Soomaaliya Xaliimo Ismaaciil Ibraahim (Xaliimo Yarey) oo laga inay Baarlamaanka Soomaaliya hortagto iyo go’aanka qabashada…
Faahfaahin dheerad ah oo laga helay kulan ay xalay magaalada Muqdisho ku yeesheen inta badan xildhibaannada iyo Wasirada kasoo jeeda…
Faafhaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa Qaraxii 31-ka May 2020 ka dhacay degaanka Xaawo-Cabdi ee duleedka magaalada Muqdisho, kaasoo ay…
Xisbigii Madaxweynaha talada haya ee (NN) ayaa ugu dambeyn codsi diiwaangelin ah loo geeyay xafiiska Guddiga Qaran ee Doorashada Qaranka.
Wararka laga helayo degmada Balcad ee Gobolka Sh/Dhexe ayaa sheegaya in la helay raadkii ugu horeeyay ee xasuuqii ka dhacay…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxaya xasuuq ka dhacay Degaanka Gololleey ee degmada Balcad oo lagu laayey 8 qof oo…
Ciidamada Booliska ayaa caawa maqribtii xabsiga u taxaabay Cabdiqaadir C/raxmaan Aadan oo ahaa agaasimaha Aamin Ambulance, iyadoo faahfaahin laga helayo…
Isbaheysiyada xisbiyada Mucaaradka ee kala ah Madasha Xisbiyada Qaran ee ay hoggaamiyaan Madaxweynayaashii hore ee Somalia, Xisbiga Wadajir ee uu…
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay dacwadda xuduudka Badda ee Soomaaliya iyo Kenya, isagoo ku eedeeyay…
Dowladda Soomaaliya ayaa joojisay inay shaaciso tirada dadka laga baaro cudurka Coronavirus, waxayna wasaaradda Caafimaadka xukuumadda Federaalka ay kaliya sheegtaa…
Wasaaradda Batroolka Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday inay si hordhac ah u bilowday tartanka bixinta leysimada Balookyada Shidaalka laga baarayo ee…
