Browsing: Xog cusub
Iyadoo aanu weli soo bixin baaritaanka rasmiga ah ee lagu sameeynayo Diyaaradeed Shirkadda African Express ee lagu soo riday Magaalada…
Mugdi badan ayaa hareeyay qaabka lagu sii daayey haweeneyda Talyaaniga ah ee Silvia Romano oo muddo laba sano ku dhow…
Ciidamada Itoobiya ayaa qirtay inay iyagu toogteen diyaaradii African Express ee 4-tii bishan May ku dhacday Garoonka Berdaale ee Gobolka…
Soomaaliya ayaa noqotay dalka ugu yar ee lagu baaro cudurka Covid-19, iyadoo ilaa iminka dad ka yar 1200 qof oo…
XOG: Diyaaradii ku dhacday Berdaale oo Gantaal lagu soo riday (Magacyada dadka ku dhintay & Sawirro)
Wararkii ugu danbeeyay diyaaradda ku dhacday agagaarka Berdaale ayaa sheegaya in diyaaradda lagu riday Gantaal sababay inay dhacdo oo burburto.
Iyadoo uu socdo ololaha warbaahinta Kenya ee ka dhanka ah Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Soomaaliya ee NISA ayaa qaar ka…
Dalalka Beesha caalamka ee daneeya arrimaha Soomaaliya ayaa ku kala qeybsamAY War-saxaafadeedka lagu taageeray heshiiska magaalada Nairobi ku dhex maray…
Iyadoo dowladda Soomaaliya ay ku mashquulsan tahay dagaalka lagula jiro ka hortagga Coronavirus, lana sameeyay Guddiyo kala duwan oo arrintan…
Laba ka mida xildhibaannadii sida weyn uga horjeeday madaxda dowladda Soomaaliya ee ugu caansanaa mucaaradka ayaa ku biiray golaha Wasiirada…
Dhismaha Garoonka Diyaaradaha Baraawe oo Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya uu xariga ka jaray 10-kii Maarso 2020, ayaa Dood weyn ka dhalatay,…
Waxaa faafhaahin dheeraad ah laga helay dadkii ugu danbeeyay ee Wasaaradda Caafimaadka xukuumadda Soomaaliya shaacisay inay u geeriyoodeen cudurka Covid-19.
Wargeysyada dalka Kenya ayaa qoray warbixin ku eedeyneysa Hay’adda Sirdoonka Soomaaliya ee NISA inay la shaqeyso Alshabaab, ayna dhaqaale ku…
Isbitaallada magaalada Muqdisho ayaa wajahaya halis ku saabsan cudurka Coronavirus, iyagoo qaabila dad fara badan oo xanuunsan xilli aysan heysan…
Taliska ciidamada Mareykanka ayaa sheegay in duqayntii 2-dii bishan April 2020 ka dhacday degaanka Bush Madina ee Gobolka Bay lagu…
Wasaaradda Caafimaadka xukuumada Soomaaliya ayaa waxaa hareyay fadeexad Musuqmaasuq ah oo keentay in la xiro Agaasimihii guud ee wasaaradda iyo…
Telefishanka SNTV ayaa warbixin ka diyaariyey qaraxii is-miidaaminta ahaa ee 25-kii bishan Maarso ka dhacay agagaarka Isgoyska Sayid-ka oo Alshabaab…
Iyadoo dunida halis weyn uu ku hayo cudurka COVID-19 ee uu keeno Cronavirus ayaa waxaa jira su’aalo badan oo aan…
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Cumar Maxamed Maxamud (Cumar Filish) ayaa xil cusub kusoo kordhiyey maamulka Gobolka Banaadir, kadib markii uu dhowaan…
Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Soomaaliyeeed ee NISA ayaa shaacisay gadood ka dhex jira madaxda Alshabaab iyo tallaabo uu qaaday Amiirka…
Dowladda Kenya ayaa baajisay ilaa amar danbe shir saddex geesood ah oo la filayey inuu magaalada Nairobi ku dhex maro…
