Browsing: Xog cusub
Dowladda Soomaaliya ayaa muddo ka badan toddobaad xayiraad saartay sawir-qaadihii la socday marxuumad Almaas Elman oo Arbacadii 20-ka bishan Novembar…
Dowladda Itoobiya ayaa la sheegay inay si weyn uga walaacsan tahay oo ay isha ku heyso kulan ay si hoos…
Madaxweyne ku xigeenka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan ee uu dhowaan dib u magacaabay madaxweynaha maamulkaasi ee Axmed Madoobe ayaa si…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maanta magacaabay xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka, isagoo xilkii ka qaaday xeer ilaaliyihii hore…
Waxaa suuragal noqotay in gacanta lagu dhigo ninkii ka danbeeyay qarixii maanta ka dhacay magaalada Muqdisho oo ahaa Miino lagu…
Sawirqaade la socday marxuumad Almaas Elman Cali ayaa markii ugu horeysay ka hadlay sidii ay wax u dhaceen maalintii 20-ka…
Allaha u naxariistee waxaa maanta lagu dilay gudaha Xerada Xalane ee magaalada Muqdisho Almaas Elman Cali Axmed oo ahayd haweeney…
Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka ayaa ku dhawaaqay inay maanta yeelanayaan kulan wadajir ah oo aan hore loo arag, kaasoo…
Wakiilo ka kala socda Madasha Xisbiyada ee uu hoggaamiyo Madaxweynihii hore Shariif Sheekh Axmed iyo Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo…
Ra’iisal wasaraha xukuumadda Somalia Xasan Cali Kheyre iyo wafdi uu hoggaaminayo oo socdaal aan hore shaacin ku jooga dalka Qatar…
Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi ayaa ka hadlay kulankii dhowaan dhex maray madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed oo hoggaaminaya…
Agaasimaha Hay’adda Nabadsugidda & Sirdoonka Qaranka ee NISA Fahad Yaasiin Xaaji Daahir ayaa xalay kulan la yeeshay Guddoomiyaha Xisbiyada Mucaaradka…
Madaxtooyada Kenya ayaa shaacisay in dalalka Somalia iyo Jenya ay isku waafaqeen in caadi laga dhigo xiriirka labada dal iyo…
Warbixin ay soo saareen Guddiga Khubarada Q/Midoobay u qaabilsan la socodka arrimaha Soomaaliya oo 1-dii Bishan Novembar 2019 loo gudbuyey…
Waxaa saaka soo boxy in garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho lagu xayiray wafdi uu hoggaaminayo guddoomiyaha Madasha Xisbiyada Qaran Shariif Sheekh…
Kulan gaara ayaa habenkii Arbacadda dhex maray taliyaha Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Soomaaliya ee Fahad Yaasiin Xaaji iyo qaar ka…
Wasiirkii hore ee Arrimaha dibadda Itoobiya Dr. Workneh Gebeyehu ayaa shalay la wareegay xilka xoghayaha fulinta ururka IGAD, kadib markii…
Alshabaab ayaa soo saartay muuqaal cusub oo ka hadlaya xaflad loo qabtay maleeshiyadii weerartay saldhigga Balidoogle ee cidamada Soomaliya iyo…
Hay’adaha Amniga Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa wadda qorshe lagu baarayo shaqaalaha dowladda Soomaaliya, kadib markii ay soo baxeen kiisas ay…
Haweeney lagu eedeeyay inay ka tirsaneyd Alshabaab ayaa maanta lagu xukumay 15 sano oo xarig ah, kadib markii lagu helay…
