Browsing: Xog cusub
Waxaa magaalada Muqdisho ka socota xaflad si weyn loo soo agaasimay oo lagu shaacinayo Musharaxa ay wadato dowladda Federaalka Soomaaliya…
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa magacaabay Guddiga diyaarinta iyo kasoo talo-bixinta Qorshaha Wadooyinka…
Maxkamadda Caalamiga Adduunka ee ICJ ayaa Faahfaahin dheeraad ah kasoo saartay dhageysiga kiiska dacwada Badda ee Soomaaliya iyo Kenya iyo…
Dowladda Somalia ayaa culeyskii ugu horeeyay kasoo wajahay xaaladda Jubbaland iyo dib u doorashadii Axmed Maxamed Islaam (Madoobe), kadib markii…
Hanti Dhowrka Guud ee Qaranka ayaa baaritaan ku bilaabay Guddoomiye ku xigeenka Gobolka Banaadir ee maamulka iyo Maaliyadda Ibraahim Cumar…
Al-Shabaab ayaa la sheegay inay lacag baad ah ka qaateen dhismaha wadadda isku xirta magaalooyinka Muqdisho iyo Afgooye ee lagu…
Midowga Afrika ayaa markii ugu horeysay soo faragelisay Kiiska Dacwadda Badda ee Somalia iyo Kenya, kadib markii ay dacwad u…
Maxkamadda Caalamiga ah ee Cadaaladda ICJ ayaa goor dhoweyd war rasmi ah kasoo saartay Dhageysiga Dacwadda Xuduudka Badda ee Somalia…
Ciidamada Amniga ayaa garoonka diyaaradaha Muqdishoka qabtay wasiirkii Amniga Maamulka Jubbaland C/rashiid Xasan C/nuur (Janan) oo ku sii jeeday dalka…
Golaha Amniga iyo Nabadda Afrika ayaa kulan ka yeeshay Arrinta Xuduudka Badda Somalia ee Kenya ay muranka gelisay, kadib markii…
Dowladda Kenya ayaa dalab cusub u dirtay Maxkamadda Caalamiga ah ee Cadaalladda ICJ, iyadoo ka codsatay in dib loogu dhigo…
Madaxwaynaha Jamhuuriyada Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa Qasriga madaxtoyada Jabuuti kulan kula yeeshay madaxwaynaha Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi oo…
Iyadoo ay 9-ka bishan Septembar mar kale Maxkamadda Cadaaladda Dunida ee ICJ ka bilaabaneyso Dacwadda Xuduudka Badda ee Somalia iyo…
Kenya oo dhinacyo badan olole ka wada si ay saameyn ugu yeelato Kiiska Dacwadda Badda ee Somalia iyo Kenya oo…
C/kariin Guuleed oo u jawaabay Sanbaloolshe. “Ma jirto Cid gaar ah oo xaq gaara u leh xilalka Dalka”
Iyadoo ay iska soo daba dhacayaan siyaasiyiinta kala duwan ee ka hor timid hadallo kasoo yeeray Taliyihii hore ee Hay’adda…
Qaar ka mida xildhibaannada kasoo jeeda Galmudug ee ka tirsan Xisbiga UPD ee uu hoggaamiyo Madaxweynihii hore Xasan Sheekh Maxamuud…
Alshabaab ayaa shaacisay tirada odayaasha dhaqanka ee ay diiwaangelisay, kadib markii ay ka faa’iideysteen muddo 45 Casho ah oo ay…
Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya Wasiirka Amniga Maamulka Jubbaland C/rashiid Xasan C/nuur oo maanta ay ciidamada Nabadsugidda Somalia ee…
Dowladda Somalia ayaa mar kale maanta ciidamo cusub u daad gureysay magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug, kadib markii diyaarad ka…
Dowladda Somalia ayaa go’aansatay in ciidamo Itoobiyaan ah oo ka mida AMISOM la geeyo Magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug, kadib…
