Browsing: Xog cusub
Inkastoo war rasmi ah aanu kasoo bixin hay’adaha Amniga dowladda Soomaaliya oo ku saabsan qarixii Arbacadii ka dhacay xarunta maamulka…
Afhayeenka Ciidamada ururka Al-Shabaab C/casiis Abuu-muscab ayaa faafaahin ka bixiyay weerarkii Arbacadii ka dhacay xarunta maamulka gobolka Banaadir ee magaalada…
Iyadoo maamulka Gobolka banaadir uu sheegay in qaraxii shalay ka dhacay xarunta Maamulka Gobolka banaadir lagu tuhunsan yahay inuu ahaa…
Waxaa magaalada Muqdisho ka socda qabanqaabadii ugu danbeysay ee lagu doonayo in dibadda loogu qabo dhaawacyada qarixii is-miidaaminta ahaa ee…
Xog hordhac ah ayaa laga helayaa ciddii ka danbeysay qarixii shalay Galab ka dhacay xarunta Maamulka Gobolka Banaadir oo ahaa…
Guddiga Doorashooyinka maamulka Jubbbaland ayaa sixitaan iyo dib u eegis ku sameeyay Liiska Odayaasha Dhaqanka ee soo xulaya Xildhibaanada Cusub…
Warbaahinta dalka Imaaraadka Carabta ayaa qortay waxa laga yaqaan ganacsadaha ku soo baxay Warbixinta Wargeyska New York Times ee la…
Warbixinta uu qoray Wargeyska New York Times ee ku saabsan loolanka dalalka Khaliijka ku dhex maraya Soomaaliya ee gaaray in…
Maamulka Puntland ayaa shacisay inay soo bandhigeyso baaritaanka dilka agaasimihii Dekadda Boosaaso ee shirkadda Shirkadda P&O Ports Paul Anthony Farmosa…
Wasaaradda Waxbarashada xukuumadda Soomaaliya ayaa shaacisay arrin ku cusub natiijada imtixaanka ee sanadkan, iyadoo la sameeyay qaab arday kasta ku…
Dowladda Qatar ayaa jawaab ka bixisay warbixin dheer oo Wargeyska caanka ah ee New York Times ka qoray doorkeeda Soomaaliya,…
Waxaa heshiis iyo is-afgarad ah dhowaan gaaray Guddoomiye yaasha labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, kadib khilaaf muddo dheer ka…
Dowladda Qatar miyaa ka danbeysay Qaraxyadii ka dhacay Boosaaso.!? [Sir ay kashiftay New York Times]
Wargeyska New York Times ee dalka Mareykanka ayaa kashifay in Dowladda Qatar ay ku lug lahayd ugu yaraan mid ka…
Qoraal kasoo baxay xafiiska Madaxweynaha Puntland Siciid C/llaahi Deni ayaa madaxda dowladda Federaalka looga dalbaday inay si degdeg u joojiyaanyaan…
Madaxa Daacish-ta Somalia Sheekh C/qaadir Muumin oo fadhigiisu yahay Buuraha Gobolka Bari ee Puntalnd ayaa mar kale kasoo muuqday muuqaal…
Madaxweynihii hore ee Koonfur Afrika Thabo Mbeki ayaa lagu soo dhoweeyay magaalada Muqdisho, isagoo madax ka ah Guddiga sare ee…
Wakiilka Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya James Swan ayaa markii labaad maanta tegay magaalada Kismaayo isagoo kulan la yeeshay Madaxweynaha…
Hoggaanka sare ee Xarkada Al-Shabaab ayaa muddo 45 maalmood ah u qabtay odayaashadii ergada ahaa ee soo xulay xildhibaannada Baarlamaanka…
Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa si weyn u dhaliilay hab dhaqanka dowlada Qatar ee Soomaaliya, isagoo safiirkeeda u jooga Soomaaliya…
Xaaladda magaalada Kismaayo ayaa deggan kadib weerarkii hotelka Cas-casey ay ku qaadeen maleeshiyo Alshabaab oo qasaare weyn dhaliyey.
