Browsing: Xog cusub
(Nairobi, July 5, 2018) – Saraakiisha asluubta iyo xooggaga ammaanka ayaa sanado badan si aan kala sooc lahayn xarig iyo…
Madaxweynaha maammulka Jubbaland qoraal warqad dacwad iyo cabasho ah u diray Madaxweynaha dee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.
Dowladda Itoobiya ayaa la sheegay inay dib u dhigtay socdaal uu doonayey C/kariin Sheekh Muuse Qalbi-dhagax inuu ku maro magaalooyinka Nairobi,…
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir C/raxmaan Cumar Cusmaan (Yariisow) ayaa ku dhawaaqay in la baabi’iyey heshiisyo ay hore u wada galeen Ganacsatada…
Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakur Warsame oo ka mida mucaaradka ugu weyn ee ka horjeeda dowladda Soomaaliya ayaa dadaal ugu jira inuu ka…
Warar is khilaafsan ayaa kasoo baxay horjooge ka tirsan Alshabaab oo ay weerar qorsheysan ku qaadeen ciidamada kumaandooska Soomaaliya degmada…
Waxaa hareeyay baraha bulshada ee Soomaalidu ku xiriirto dood ku saabsan cidda ka danbeyay sii deynta sarkaalkii ONLF ee dowladda…
Jabhadda ONLF ayaa shaacisay war ku saabsan sii deynta sarkaalka C/kariin Sheekh Muuse (Qalbi-dhagax) oo shalay la sheegay inuu xoriyadiisii dib…
Madaxweynaha Dowladda federaalka Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa kulan dhexdhexaadinayo la yeeshay madaxda maamulka Galmudug ee khilaafku ka dhaxeeyo.
Warar dheraad ah ayaa laga helayaa geerida hogaamiyihii ururka Al Shabab Ahmed Diiriye (Abu Cubeyda) oo la sheegay inuu Isniintii…
Saraakiil ka tirsan ciiamada milateriga Soomaaliya ayaa sheegay inuu geeriyooday amiirkii kooxda Alshabaab ee Axmed Diiriye Abuu Cubeyda.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho aya sheegay in shan guddoomiye waaxeed oo ka tirsanaa maamulka degmada Yaaqshiid loo xiray shaki…
Ra’iisal wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa la sheegay inuu dhexdhexaadin ka dhex wado dowladaha Soomaaliya iyo Imaaraadka Carabta oo xiriirkooda…
Kooxda Alshabaab ayaa la sheegay inay xeelad cajii ah u adeegsatay weerarkii ay ku dileen askariga Mareykanka ah, kuna dhaawaceen…
Dadweynaha Muqdisho ayaa si weyn uga cabanaya wadooyinka xiran iyo xayiraad ku timid isu socodka dadka iyo gaadiidka magaalada oo…
Dowladda Soomaaliya iyo maamul Goboleedyada dalka ayaa isku raacay qaab ay u qeybsadeen Kheyraadka Dabiicidga ah ee dalka, heshiiskaas oo…
Xus loo sameeyay Maalinta Xuska Qaranka Itoobiya ee markii xukunka laga tuuray Mingiste Haile mariam ayaa xalay ka dhacay safaaradda…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa gaaray magaalada Adis abab ee dalka Itoobiya, socdaal aan la shaacin oo…
Qormadan saddexaad ee ka mida qormooyinkeena xiriirka ahaa ee 100-kii maalmood ee Xafiiska ugu horeysay Guddoomiye Yariisow iyo Gobolka Banaadir…
Xubnaha wasiirada, wasiir ku xigeenada iyo wasiiru dowleyaasha uu magacaabay Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Soomaaliya ayaa la sheegay inay dhammaantood…
