Browsing: Xog cusub
Xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa loo qeybiyay lacag aan ahayn Mushaar iyo Gunada ay sharci ahaanta u leeyihiin.
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa lagu soo kordhiyey xilal la sheegay inay noqonayaan agaasimeyaal kuwaasoo u shaqeynaya sida gacan-yareyaal ay leyihiin…
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir C/raxmaan Cumar Cismaan (Yaiisow) oo dadaal ugu jira inuu xilkiisa difaacdo ayaa taageero ka raasaday odayaasha dhaqanka…
Waxaan qormadan ku eegeynaa wada-shaqeynta Maamulka Gobolka Banaadir ee la magacaabay 21-kii Janaayo oo uu guddoomiyaha u yahay C/raxmaan Cumar…
21-kii Janaayo 2018 waxaa xilka guddoomiyaha G/Banaadir loo magacaabay C/raxmaan Cumar Cismaan (Yariisow) oo markaas ahaa Wasiirka Warfaafinta xukuumadda Soomaaliya,…
1-da Bishan May 2018 waxaa ku dhammaaday 100 maalmood oo uu xilka hayey guddoomiyaha Gobolka Banaadir, ahna wasiirkii hore ee…
Waxaa soo shaac baxay saansaan muujineysa inuu dib u soo noolaaday khilaafkii Maamul Goboleedyada iyo dowladda Federaalka Soomaaliya oo toddobaadkan…
Lacago ka badan 24 Milyan oo Dollar ayaa dawladda Soomaaliya uga lunta shirkadaha Qandaraaska ka haysta Qaramada Midoobay oo baal…
Faahfaahin dheeraad ah oo laga helay kiiskii is-xambaarka ee uu ku lug lahaa wasiirka Ganacsiga xukuumadda Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir…
Guddoomiyaha cusub ee Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh ayaa shaaciyey inuu baaritaan ku sameynayo lacag ku dhow Nus Milyan Doolar…
Dukumentiyo la helay ayaa sheegaya in dowladda federaalka ah ay heshiis la gashay shirkadda AMOSC oo fadhigeedu yahay dalka Qubrus…
Waxaa magaalada Muqdisho looga dhawaaqay Isbaheysi cusub oo mucaarad ku ah Maamulka Axmed Maxamed Islaamin (Madoobe), kaasoo ka shaqeyn doonta sidii…
Wararka laga helayo ilo xogogaal ah ayaa sheegaya in xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Federaalka ay bilaabeen mooshin loogu yeerayo inuu…
Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Banaadir C/raxmaan Cumar Cismaan (Yariisow) ayaa cagta saaray jidkii geyn lahaa halkii ay ku dhammaatay guddoomiyenimadii…
Iyadoo ay maanta dhaceyso doorashada guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxaa soo if baxay loolan adag oo ka dhex aloosmay maamul…
Madaxweynaha maamul Goboleedka K/Galbeed ee Soomaaliya ayaa diiday inuu taageero musharaxa xilka Guddoomiyaha Baarlamaanka ee ay wataan Madaxtooyada iyo xukuumadda…
Wasiirkii Gaashaandhigga ee xukuumadda Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan oo xilka isaga casilay inuu qabto xilka Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa…
Ololihii ugu danbeeyay ayaa ka socda magaalada Muqdisho oo muharixiinta xilka guddoomiyaha Baarlamaanka ay ugu jiraan inay u helaan codadka…
Guddiga Dib u eegista iyo Hirgelinta Dastuurka ayaa war-saxaafadeed uu soo saaray u caddeeyay in Dastuurka KMG ah ee dowladda Soomaaliya…
Xildhibannada kooxda qabyo ee Baarlamaanka Federaalka ayaa dib u soo nooleysay Kutladii Hore-u-socod ee mucaaradnimada ku bilowday dowladda Soomaaliya xilli…
