Browsing: Xog cusub
Loolanka u dhaxeeya dowladaha Imaaraadka Carabta iyo Turkiga ayaa gaaray heer aan hore loo arkin, iyadoo safiirada labada dal u…
Ra’iisal wasaare Xasan Cali Kheyre inkastoo uu yahay Wasiirkii koowaad ee ugu dhalinta yaraa xukuumadihii soo maray dalka wuxuu la…
Shirkadda Turkiga ah ee gacanta ku heysa Dekadda weyn ee magaalada Muqdisho ayaa xayiraad shaqo ku soo rogtay
Xogta laga helayo Madaxtooyada Soomaaliya ayaa sheegeysa inay gabagabo ku dhowdahay xil ka qaadis lagu sameynayo guddoomiye ku xigeenada Gobolka…
Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Banaadir Taabit Cabdi Maxamed ayaa wajahaya caqabadii ugu horeysay ee hoggaankiisa muddo ka yar 48 saacadood…
Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa kashifay cidda qabaqaabisay shirka Muqdisho uga furmay madaxda dowladda Federaalka iyo madaxda mamul Goboleedyada dalka.
Warar kaal duwan ayaa hareeyay socdaalkii madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo ku tegay dalka Imaaraadka Carabta.
Xog ay heshay Wadani.com ayaa sheegeysa in mid ka mida siyaasiyiinta caanka ah ee Soomaalida uu dowladda Imaaraadka Carabta kala…
Shirkii Golaha wasiirada ee shalay 13 April 2017 waxaa lagu sheegay in dowladda Soomaaliya ay la soo wareegeyso maamulka astaanka…
Dowladda Soomaaliya oo uu hogaamiyo Maxamed C/llaahi Framaajo ayaa xiriir istiraatiiji ah la sameysatay Imaaraadka Carabta kadib socdaalkiisii koowaad ee…
Wararka laga helayo xafiiska Ra’iisal wasaaraha ayaa sheegaya inuu Ra’iisal wasaare Xasan Cali Kheyre faragelin ku sameeyay shaqo ka fariisintii…
C/lllaahi Gaafow Maxamed ayaa beeniyay in loo magacaabay Taliyaha Hay’adda socdalka iyo jinsiyadaha.
Dowladda cusub ee Soomaaliya ayaa qorsheyneysa inay xilalka ka qaado mas’uuliyiin ka tirsan dowladda siiba dhinaca Garsoorka.
Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa amarro cusub ku soo rogay golaha wasiirada Soomaaliya, isagoo kulamadii ugu horeeyay isku…
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Yuusuf Xuseen Jimcaale (Boorsaani) ayaa bilaabay ololeyaal is daba joog ah iyo waxqabad aan looga baran si…
Wararka laga helayo madaxtooyada ayaa sheegaya in dhowaan taliye cusub loo magacaabayo Hay’adda Nabadsugidda Soomaaliyeed ee NISA.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa isbedello laga dareemay kusoo kordhiyay Villa Somalia tan iyo intii uu xilka la wareegay.
Gacan-yarihii Madaxweynihii hore ee Soomaliya ee ahaa agaasimaha hab-maamuuska Madaxtooyada C/raxmaan Aadan Cusmaan (Kampala) ayaa xil looga magacaabay safaaradda Soomaaliya…
Waxaa soo if baxaya xog ku saabsan wax ka bedel lagu sameynayo Golaha cusub ee wasiirada xukuumadda Soomaaliya ee shalay…
Wrarka laga helayo xildhibaanada ka horjeeda xukuumadda uu magacaabay Ra’iisal wasaare Kheyre ayaa sheegaya in qorshe cusub u diyaariyeen kulanka…
